TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Sunday, April 1, 2012

Waa maxay cudurka vaginitis ee ku dhaca dumarka

cudurka dumarka ku dhaca ee vaginal Infection oo ah caabuqa ama infection ka ku dhaca xubin ka taran ka haween ka ee farjiga ayaa ah cudur dhib badan ku haya dumar badan isla markaana kala kulmaan dhibaatooyin badan oo isugu jira xanuuno nadaafad xumo cun cun joogta ah iyo dhibaatooyin kale sida kaadida oo dhibta kaadida oo xanuun jisa kaadida oo gubta xanuun ay kala kulmaan galmada dhibaatooyin la xiriira dhalmada iyo kuwo kale oo badan. Dhibaatooyin ka uu keeno cudurkaan ku dhaca xubin ka taran ka haweenka ee farjiga waxaa kamida.
1: Caabuq ama infection ku dhaca Hoosta Haweenka (farjiga).
Caabuqa ama jeermis ku dhaca hoosta haweenka loona yaqaano(vaginitis) waa xajiin ama cun cun ku dhaca hoosta haweenka oo sababa keena isbeddelo aaney haweenta hore u lahaan jirin sida 1: dheecaan hoosta ama farjiga haweenta ka yimaada.
2: cuncun gudaha xubinka taran ka haween ka ah mar marka qaarna gudaha iyo dibada xubinka farjiga.
3: ur ka soo baxda xubin ka taran ka haweenta iyo calaamado kale. Haweenka uu ku dhaco cudurkaan badan koodu waxay leeyihiin dheecaan hoosta farjiga ka yimaada Dheecaan kaasi waxa uu hoosta haweenka ka dhigaa meel nadiif ah oo qoyan. Dheecaan ka ka yimaada haween ka qaba cudurkaan waxa uu leeyahay ur khafiif ah midab kiisuna waa saafi,
cadaan ama hurdi ah. Waxa laga yaabaa
inuu ku reebo kastuun ka dumarka uu ku dhacay cudurkaan midab ah hurdi marka uu ku qalalo kastuun ka. Waxa laga yaabaa in dumarka qaba cudur kaan yeeshaan dhawr maalmood oo ka soconayo dheecaan badan oo saafi ah, oo simbiriirixo leh xilliga badanaa uu ku aadan yahay na waa kala-barka caado bileed ka. Waxay tani dhacdaa
marka ukun-sidaha haweenta soo daayo ukun.
Calaamadaha cudurkaan waxaa kamida.
dumarka uu ku dhaco cudurkaan Waxa ay yeelan karaan mid ka mid ah, ama in ka badan calaamadahan marka uu jiro caabuqa fash fashka farjiga haweenka:
1: Isbeddel ku dhaca xadiga, midabka
ama urta dheecaanka farjiga haweenka
2: Cuncun ama gubasho agagaarka
farjiga haweenka.
3: Kaadida oo gubta haweenta.
4: Kaadi qabashada oo soo badata
5: Nabaro ama finan ka soo baxa
agagaarka daloolka farjiga.
6: Galmada oo xanuun haweenta ku qabata.
7: Qarqaryo ama qandho ay dareento haweenta.
8: Xanuun caloosha ah ama majiir caloosha ah.
haddii aad leedahay mid ka mid ah calaamadahan soo socda xaalada haweenta waa qatar waxeyna u baahan tahay daaweyn deg deg ah.
1: caabuqa ama fash fash infection oo daran.
2: dhiig xagga farjiga ka yimaado oo badan
3: qandho aad u daran.
4: xanuun dhabarka iyo ubucda ah oo aad u daran.
5: wareer iyo kor olol.
cudurkaan dumarka ku dhaca gaar ahaana ku dhaca xubinka taran ka haweenta ayaah cudur ay isu gudbin karaan labada is qaba ee reerka sidoo kalena wuxuu saameyn ku yeelan karaa ilmaha uurka gala kadib marka ay hooyadu qaado jeermiska keena cudurkaan balse cudurkaan ayaa ah cudur si fudud loo daaweyn karo waqti koobana la daaweynayo inshaa allaah.
wax yaabaha laga doonayo in ay sameeyaan dumarka cudurkaan uu ku dhacay mar kasta waxaa kamida. 1: Qubeyso maalin kasta oo si fiican u
nadiifi agagaarka farjiga.
2: Goobta ka dhig mid qalalan intii suurogal ah.
3: waa inaad isticmaashaa kastuumo.
4: Isticmaal suufka hoosta lagu xiro
(sanitary pads) haddii dheecaan
badan uu jiro Ha isticmaalin suufka galiska tambooniga ah (tampons) si uu u nuugo dheecaanka.
5: haweenta uu ku dhaco cudurkaan iyo seygeeda waxey u baahan yihiin daaweyn wadajir ah sababta oo ah noocyada caabuqa ama infection ka farjiga haweenka waxa la isugu gudbin karaa taabasho galmo.
Haddii aad isku aragto caabuqa ama infection ka farjiga haweenka oo soo noq noqda waa inaad sameysaa talooyin kan si looga hortago soo noq noqoshada infection kaan:
1: Iska ilaali in jeermis ka ku jira saxarada in aad ku fidisid gaarsiisid farjiga meesha laga saxaroodo.
2: Kadib marka aad saxarootid
masaxaada ka bilaw xagga hore oo u sii wad xagga dambe, adiga oo ka
fogeynayaa xagga farjiga.
3: Si fiican u nadiifi dibnaha ama
bishamaha farjiga kana dhig goobta
mid qalalan intii suurtogal ah.
4: Iska ilaali saabuunaha lagu xajiimoodo, buufinta hoosta haweenka waraaqaha musqusha ee cadareysan ama suufka galiska ama tambooniga cadareysan.
5: Qalabka lidka uurka sida giraanta
(diaphragm) iyo qalabka lagu mariyo
alaabta dilista manida (spermicidal
applicator) ku dhaq biyo kulul oo
saabuun leh oo si fiican u biyo raaci.Haddaba haddii aad leedahay xanuun kan iyo dhamaan xanuunada la xiriira xubnaha taran ka rag iyo dumar ka ama aad isku aragtay calaamadaha cudurkaan ama ay jiraan xanuuno kale oo aad kala kulantay dhibaato inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah si aad u hesho talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.