Dhamaan saxibadeena waxaan
ogeysiineynaa in webkani diyaar idiin ku
yihiin dhaqaatiir xirfad layaal ah oo
aqoon durugsan u leh daawada ay wax
ku daaweyna yaan iyo xanuunada
dhamaan. Waxaa intaa kuu dheer iyadoo dhaqaatirta isku dayi doonaan in ay
daboolaan baahida caafimaad ee markaa
taagan. Dhamaan dhaqaatiirta ka howl
gasha website ka
daawadhireed.blogspot.com
waa dhaqaatiir wax badan soo shaqeyay isla markaana meelo badan ka soo
shaqeyay. Dhaqaatiirta webkani waxey
dadaal badan u geli doonaan sidii wax
badan ugu soo kordhin lahaayeen
dadkooda la il daran xanunada kala
duwan. Iyadoo ay la kaashan doonaan alle subxaanahu watacaalaa ileyn isaga
aya wax walbo kara. Sido kale iyagoo
kaashanayo aqoontoda ayaa waxaad ka
heli
doon taan webkani daryeel caafimaad oo
buuxa iyo aqoon kororsi ka saacidi doona in aad wax badan la socoto xaaladada
caafimaad. Hormuud ka dhaqaatiirtan
waa DR. sayid oo isagu wax
badan ka soo shaqeyay dalka iyo
wadamada deriska ba. Inshaa allaah
intaa iyo in ka badan ba waxaad ka heli doontaan boggan. Dhamaan
warbixinadina iyo fikirkina ba waan soo
dhaweynaynaa waana qaadaneynaa.
Waad mahad santihiin.