Ogeysiis muhiim ah Dhamaan bahweynta soomaalida
waxaan ogeysiineynaa in website kani
yahay website caafimaad.
Daawada.blogspot.com waa website ka
faallooda wax tar daawo dhireedka iyo
sida wanaagsan ee looga faa iideysan karo. Sidaad wada ogtihiin waxaa
maalmahan soo kordhay xanuuno badan
oo ay dhaqaatiirta wax ku daweysa
daawoyinka kiimikada ee lagu soo
farsameyo dalalka shisheyaha xal u
waayeen. Waxaa dad badani la socdaa in daawo dhiredku yahay daawo mudo
dheer so jirtay isticmaal keeduna ku
cusbeyn dadka somalida ah. Balse hore u
socod keda ama faa iidada badan ee laga
heli lahaa waxaa caqabad ku noqday
markii maamul keda gacanta u galay dad aan aqoon duruqsan u laheyn. Iyadoo ay
jirto caqabada haasi oo dhan ayaa
hadana daawo dhiredku noqotay xalka
kaliya ee lagu wajihi karo xanuunada
adag ee maanta dadkeena daashaday.
Gebagebadi waxan ugu baaqayaa ummada somaliyed in dawada dhirta
dabiciga la wajahan markasta oo xanun
la soo darso. Fikirkada ka dhiibo. Website
kani wuxuu ka shaqeyn doonaa taaba
gelinta iyo baadi goobka in dadka
somalida helaan daawo wax tar leh.