Nagu saabsan innaga
Website kani waa website ka hadla wax tarka daawo dhireedku u leeyahay banii aadamka iyadoo la wada ogyahay in daawada dhirtu tahay daawada ugu fac weyn adduunkan aynu joogno isla markaana xal badan u keentay dad badan oo xanuunada haya loo caal wayey kuna fashilmeen dhaqaatiirta ka howl gasha xarumaha caafimaadka waxna ku daweysa daawoyinka kiimi kada ah. Sidaa awgeed markii aan aragnay baahida loo qabo in la helo meel shacabku ka heli karo mac luu maad wax tar u leh caafimaad kooda. Iyo sidii ay ku heli lahaayeen daawo tayeysan wax badana ka bedeli karta xanuunada daashaday ummadeena soomaaiyeed ayaa waxaan isku howlnay inaan sameyno website kan ku baxaaya luqada somaliga ah iyagoo ka heli doona war bixino ku saabsan sidii ay ula socon lahaa yeen xaaladoda caafimaad. Daawoyin tayeysan talooyin wax ku ool ah wax badana ka bedeli doona caafimaadkoda. dhaqaatiir qibrad weyn u leh isku daweynta daawo dhireedka. Inshaa allaah intaa iyo in ka badan waxaad ka heli doontaan website ka daawada.blogspot.com mahad sanidiin.
Subscribe to:
Posts (Atom)