TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday, April 10, 2012

Waa maxay cudurka psoriasis

Waa maxay cudurka ”psoriasis”
Psoriasis waa cudur haragga ku dhaca isla markaana qofka ku raago.
Dalka sweden kaliya wuxuu cudurka psoriasis ku dhacaa dad tirodooda
Ay gaareyso 250, 000 qof.
Astaamaha cudurka lagu garto waxaa ka mid ah.
1: calaamado gud guduudan oo ku daboolan qolof midab keeda cad yahay. arrin taas oo ka imaaneysa nudaha
hargaha oo u dhismaan hab aan caadi
ahayn.
2: Calaamadaha Psoriasis waxay ka soo yaacaan haragga, hase yeeshee waxay u badan yihiin suxulka jilibka bartamaha oogada iyo maskaxda.
3: finan ka soo yaaaca haragga kil kisha gumaarka iyo saxaax da qofka oo soo
guduudato. sidoo kale cudurkaan wuxuu weeraraa gacmaha lugaha cidiyaha. waxaa la aamin san yahay in cudurka psoriasis u yahay cudur hoos u dhiga wax tarka difaaca jirka. Taaso iyada na dusha ku sidata fash fash ka haragga una badan dhan ka kala goysyada.
Cudurka kale ee ka dhex dhasha cudurkaan isla markaana gaar ahaan ugu dhaca kala goysyada waxaa lagu magacaabaa psoriathritis
Maxaa keena cudurka psoriasis?
Sababta cudurkaan keenta wali la ma
yaqaano Hase yeeshee, waxaa moodaa in sinjiga (generna) uu
kaalin weyn ku leeyahay abuurmidiisa.
Wax yaabaha kale ee cudurka sababi kara waxaa ka mid ah qaar kamida cudur dhaliya yaasha sababa cudurada iyo sidoo kale wal wal ka iyo walaaca badan.
Yuu ku dhacaa cudurka psoriasis?
qof kasta iyo da’ kasta ayuu ku dhici karaa cudurka.
Hase yeeshee, wuxuu badan ku dhacaa da’ yarta, kuwaa soo uu ku dhaco cudurka inta ay san dhameysan 25 sano . Xitaa carruurta wuu ku dhici karaa,
laakin se ma badna oo waa dhif.
Tirada dumarka iyo ragga uu cudurka
Psoriasis ku dhaco waa isku mid.
Ma la is qaadsiin karaa cudurka psoriasis?
cudurka psoriasis la is ma qaadsiiyo.
Ma la iska daaweeyn karaa cudurka
psoriasis?
haa bi idni llaah cudurka psoriasis waa la daaweyn karaa xarumaha caafimaad ka website kan ayaa ku guuleystay al xamdu lillaah in ay cudurkaan u helaan daaweyn rasmi ah.
Waa maxay psoriathritis?
Psoriathritis waa hurgun ka ama caabuqa ama infection ka ku dhaca
kala goysyada oo cudurkaan sababo keeno.
Qiyaastii 30% bukaanada uu ku dhaco cudurkaan waxay la kulmaaan dhibaato
ka mid ah hurgunka kala goysyada seedaha iyo murqaha.
calaamadaha cudur kaan waxaa kamida 1: xannuun kala goysyada ah
2: adkaasho seedaha iyo murqaha ah
3: dareemid daal badan.
Dhibaatooyinka psoriathritis waxaa kale oo ka mid ah faraha cagta iyo kala goys yada faraha gacanta oo soo barrara. Waxaa kale oo caadi ahaan lagu arkaa dad ka qaba cudurkaan hurgun ka ama infection ka kala goys yada iyo laf dhabarta. Haddaba haddii aad leedahay dhibaatooyin la xiriira cudurkaan isla markaana aad kala kulantay xanuun iyo dhibaatooyin la xiriira xanuunada iyo caabuqa haragga kala goys yada walina aadan helin daaweyn rasmi ah ama uu jiro xanuun iyo cudur dhibaato kugu haya iyo dhamaan cilladaha caafimaad daro ee banii aadam ka la soo gud boonaato la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanadiin.