TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Monday, February 20, 2012

Waa maxay vitamins yada jirkeena u baahan yahay

Jawaab ta su aashan waa ay iska fududahay, oo waxaa waaye Dhamaantood ayaan u baahannahay. maxaa yeelay mid kasta oo kamid ah qeybaha kala gadisan ee aay Vitamins-ka leeyihiin wuxuu wax tar weyn u leeyahay qeybaha jirka, marka eey
jirkeena ka maqan yihiin vitamis-ka
waxaan dareemaynaa xaalado aan aheyn xaaladihii caafimaad qabka ahaa ee aan ku sugnaan jirney ee caadiga aheyd sida
1:anagoo dareena caajis fara badan
2: fir fircooni la’aan
3: jirka oo ku noqda sidii wax ku ja jaban oo kale.
Xaaladaa cudurka ah ee aan kor ku soo
xusnay kana dhalatay Vitamin la’aanta
ayaa waxaa loo yaqaanaa “Deficiency
Diseases”
VITAMINS YADU MAXEEY YIHIIN? INTEENA KA HELI KARNAA?
Xaqiiq dii vitamins yadu waa sheeyo ama wax yaabo jirka aad ugu baahan yahay, uuna shaqeyn Karin la’aantooda si jirka uu u qabto Shaqooyin iyo wax yaabo kala duwan oo asaasi ah. Meelaha aynu ka heli karnana waa
cuntada aynu cunno. Hadaba cuntooyin
Aan ka dhex heli karno vitamins-kaa muhiimka ah, ayaa waxaa loo kala qeey biyaa afar qeybood oo kala aha sidan soo socota:
1)KOOXDA Qudaarta (The Fruit and
Vegetable group)
qeybtan ayaa waxaa soo hoos
galaya dhamaan wixii qudaar ah ama faakihaad ah ee bini aadamka cuno
wax tarkana u leh sida
A: Karootada
B: Ansalaatada
C: Bagalka
D: Barbarooniga
E: Liimo banbeelmada
F: liimo Dhanaanta
G: Yaanyada
H: Tufaaxa
I: Cinabka
J: Mooska
K: Cambaha
2) KOOXDA Miraha(The Cereal group):kooxdan ayaa iyana waxaa ka mid
ah miraha Aynu beerano sida:
A: Galleeyda
taa soo Aynu ka sameeysano soorta ,iyo
wixii lamidka ah
B: Masagada oo iyadana aan kuba baanino qofka markuu jabo,ama lagu umul bixiyo dumarka Soomaaliyeed marka ay dhalaan, anfaca ay ledahay darted.
3) KOOXDA Hilibka(The Meat group):kooxdan ayaa waxaa hoos imaanaya hilibka xalaasha ah ee ALLAAH
u baneeyey umadiisa, sida
A: hilibka doorada
B: kalluunka
C: Hilibka Geela
D: Hilibka lo’da,
E: iyo Hilbaha ariga iyo Idahaba, iyo dhamaan guud ahaan intii hilib leh ee Bad iyo barigaba joogta ee ALLAAH xaalaal ka dhigey.
Waxaana meeshan soo galaya Digirta oo la raac siiyey qeybta hilibka.
Dhinaca kale hilibka aan xalaasha aheyn ma soo gali karo sida kan Doofaarka oo kale ama hilibka baqtiga maxaa yeelay ALLAAH waxa uu xaaraan ka dhigay waa wax dhib noo ah wax faa’iida ahna aysan inoogu jirin.Dhaqaatiirta reer Galbeedka dib ayeey ka ogaadeen in uu cuduro fara badan keeno cunitaanka Hilibka Doofaarka.
4)KOOXDA Caanaha(The Milk group):Kooxdan ayaa iyaduna waxaa
hoos imaanaya caanaha xoolaha sida:
A: caanaha Geela
B: caanaha Lo’da
C: caanaha Ariga iyo Idaha
marka ay fareesh ka yihiin iyo marka ay
gasa cadeey san yihiin ba . Marka qofka
jirkiisa kama maarmayo in uu helo cunto isku dheeli tiran si uu u helo taasna waxaa lagama maar maan ah in uu qeyb ka cuno koox kasta oo kamid ah kooxaha aan kor ku soo xusnay. Sidoo kale Qubarada cilmiga Nafaqada ee loo yaqaano
(Nutritionists) ayaa ayaguna hoosta ka xariiqaya arintan. Cudurada ugu
qatarsan ee kadhasha qofka oo aan helin cunto isu dheeli tiran ,ayaa waxaa ka mid ah Nafaqo darada ama (Malnutrition).
NOOCYADA VITAMINS YADA IYO MID KASTA WAXA UU INOO QABTO.
Vitamin A: aan ku bilaaba ee wuxuu muhiim u yahay wax yaabo Farabadan
sida: koriimada qofka , araga qofka, in
qofku yeesho maqaar caafimaad qaba,
waxaa kale uu aad ugu fiican yahay
daboolo fara badan oo jirka gudihiisa ku
yaala. Meelaha aynu ka helno Vitamin-kan'muhiim ka ah waxaa ka mid ah:Caanaha iyo wax yaabaha caanaha laga sameeyo,Ukunta, Qudaarta iyo faakihaadka.
Vitamin B: Vitamin-kan waxa uu inagu caawiyaa in tamar ama “Energy” laga
helo cuntada si loogu koro, waxaa kale uu inagu caawiyaa in maqaarka iyo Nerves keena ay noqdaan kuwo caafimaad qaba . Waxa aynu ka heli karnaa :Miraha sida: Galleyda, Masagada sidoo kale Caanaha, Qudaarta, Digirta, Lafta miraha ku dhex jirta ama Beerka miraha ,iyo Hilibka Lo’da.
Vitamin C: Vitamin kanna waxaa uu ina siiyaa difaac aan kaga hortagno qaboowga, waxaa kale uu asaasi u yahay in qofku helo Ilko caafimaad qaba, Cirrid caafimaad qaba, waxaa kale ee uu u roon yahay yahay Xididada dhiiga. Waxaana ka heli karnaa :Qudaarta
fareeshka ah iyo faaki hada.
Vitamin D: vitamin kanna waxaa uu inaga difaacaa cudurka loo yaqaano lafa
duqoowga ama “Rickets” kaa soo ah in
qofka lafahiisa noqdaan kuwo aan wax
tabar ah laheyn, oo qal qalooc sama.badanaana ilmaha aan marka ay yar yihiin aan helin aan loo soo ban dhigin qoraxda waliba in ku fillan lugaha
iyo gacmaha ayaa qal qaloocda waxaa na uu yeeshaa wax yaabaha Soomaalida ay u taqaan Kala jeedada, hon god yada.waloow ayna jiraan kuwo dhaxal ku yimaada . Isha ugu muhiimsan ee laga helo vitamin kan ayaa ah Qoraxda.Vitamin D-ga waxaa ka loo lagu diyaariyaa warshadaha daawooyin ka Kiimikada ah waxaana badanaa lagu daraa caanaha aan cabno ee gasacadeeysan.
Vitamin E: vitamin-kan ayaa isagana waxa uu u fiican yahay Maqaarka waxaa
kale ee uu inagu caawiyaa Unug yada ama “Cells” jirkeena in eey koraan, iyo
bogsooshada dhaawac yada gaara
jirkeena.”Healing”
Vitamin K:
Vitamin kan oo ah mid ka aan ku soo gaba gabeey nayo darsigeena ayaa isna waxa uu inaga caawiyaa in eey sameey santo xinjiroowga dhiiga ama “ Blood Clotting” taa soo ah mid aad muhiim u ah maaxaa yeelay hadii jirku
dhaawacmo oo aysan samey smeeynin waxa la yiraahdo xinjiroowga waxeey
keenaysaa in qofka u dhiig baxo
dhaawac yar oo aad u fudud kadib
u dhinto.
GABA GABADII Si marka qofka uu u helo Vitamins yada aan kor ku soo xusnay waxaa aad u wanaagsan in qofku qaato ama cuno cunto isu dheeli tiran maalin kasta , taa soo helitaan keedu ay ku imaan karto in qofku wax ka cuno mid kastoo ka mid ah afartii qeybood ee cuntada kuwaa soo kor aynu ku soo sheegnay.
Sidoo kale waxaa jiraan sidaan kor ku soo xusnay cuduro badan oo ka dhasha vitamins la aanta Haddaba haddii ay jiraan dhibaatooyin iyo xanuuno kula soo darsay ha noqdaan xanuunadaasi kuwo adag ama kuwo culus ama xanuunadaasi ay hayaan qaar kamida ehelkaada iyo asxaabtaada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay dhamaan daawo daryeel caafimaad talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.