TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, July 7, 2012

Ma ogtahay mise la socotaa dhibaatooyin ka ay sababto xaalada lagu magacaabo endometriosis oo ka mida cudurada ku dhaca xubnaha taran ka dumarka






Endometriosis waa dhibaato guud keentana xaalado caafimaad daro oo
saameysa boqolkiiba 10 dumar ah.
Endometriosis waa xaalad ka dhalata unug yada dhiiga caadada ee gudaha makaanka dumarka oo laga helo meelo aan caadi
ahayn oo jirka kamida waa xaalad keenta in unugyada dhiiga caadada ee gudaha makaanka u soo baxaan dibada makaanka iyagoona ku tarma meelo ka baxsan gudaha makaanka dumarka.
Badanaa in kastoo endometriosis ku dhici karo lafaha miskaha balse guud ahaan endometriosis wuxuu dhalin karaa astaamo badan
sida xanuun miskaha oo joogto ah sidoo kale endometriosis wuxuu sababaa dhalmo la'aan joogto ah. Maxaa keena endometriosis?
Hadalka ugu caamsan waxaa weeye waqtiga dumarka caadadu ay heyso ayaa Unuga caadadu wuxuu dhaafaa dib dib isagoo sii dhex maraya tubooyinka makaanka iyo lafaha miskaha dhexdooda halkaas oo marka unuga caadadu gaaro uu ku dhagayo isla markaana uu ku korayo.
Endometriosis wuxuu ka mid yahay cudurada aad ka ugu fida dhaxal ka, markaa waxa ay u badan tahay inuu kugu dhaco haddii hooyadaa
ama dumarka kale ee qoyskaaga ahi ay qabeen.
calaamadaha caamka ee endometriosis waxaa ka mid ah:
1: dhabar xanuun aad u daran oo joogto ah isla markaana haweenta si joogta ah u hayya oo aaney waxbo ka qabsaneyn sidoo kale dumarka qaarkood ayaa dhabar xanuun kaas aawgii dhaqaatiirta ugu sameeyaan qalliin xagga dhabarka ah.
2: Xannuun xagga caadada ah dumarka oo ku xanuun sada caadada iyagoona dareema xanuun ubucda hoose oo aad u daran.
3: Xannuun xilliga galmada dumarka oo dareema xanuun badan xilliga ay la galmoonayaan ninkooda.
Xannuunka miskaha ee wakhtiyada
kale ee wareega caadada
4: Tamar yari tabarta oo aad uga yaraata dumarka.
5: socodka caloosha oo xanuun leh ama calool istaag joogto ah.
6: dhalmo la'aan ama hakad ku yimaada dhalmada.
Dumarka qaarkood oo ay dhibaato ka haysato uur qaadista waxaa la arkay in ay qabaan endometriosis, xitaa iyagoon laheyn
calaamadaha aan kor ku soo sheegnay.
Sidee ayey u saameysaa oo hakad u gelisaa endometriosis uur qaadista dumarka?
Waxaa jira sababo badan oo dhaliya
dhalmo la'aanta waxaana laga yaabaa in ay jiraan wax ka badan hal sabab oo keeneysa dhalmo la'aanta lammaane kasta. Endometriosis waxaa laga heli karaa dumarka ay dhibka ka heysato in ay uur qaadaan. Inta ugu yar ee unug nabar ah oo uu sababey endometriosis ayaa sababi kara in ay dumarka ka xirmaan tuubooyin ka makaanka taasi oo la macno ah mar haddii tuubooyin ka makaanku xirmaan dhalmo la'aan joogto ah oo dumarka la soo darista.
arrinta ugu weyn ee keenta sababta endometriosis waxaa ka mid ah:
1: ukumaha dumarka oo noqda kuwo howl gab oo aan la fal gali karin ukxanta ku jirta shahwada ragga
2: haweenta oo xubna heeda taranka soo saaraan sun dabiici ah
oo lid ku ah shahwada ragga marka gudaha xubinka taranka haweenka shahwo raggeed soo gasho.
Si kastaba ha ahaatee endometriosis ayaa ah xaalad haddii aan deg deg loo daaweynin keeni karta dhalmo la'aan joogto ah dhiig bax keeni kara dhimasho xanuun joogto ah haba ugu darnaadaan dhabarka iyo miskaha makaanka dumarka oo dibada ku soo dhaca dhicin ilamaha uurka ku jira in ay xirmaan tuubooyin ka makaanka dumarka qatara daas oo dhan waxaa sabab u ah endometriosis oo aan si rasmi ah la isaga daaweyn.
digniinta ah in dumarka aysan ku deg degin qalliin lagu sameeyo dumarka qaba cudurkaan ayaa ah mid aad iyo aad u heer sareysa waayo haddii la damco cudurkaan in qalliin lagu xalliyo taasi waxa ay keeneysaa aafooyiin cusub oo soo wajaha xubnaha taranka ee haweenka taasi oo ay ka mid tahay iney xirmaan tuubooyin ka makaanka in dhaawacyo culus soo gaaraan tuubooyin ka makaanka ama lagaba gooyo haweenta in haweenta laga saaro dhamaan makaanka iyo xaalado kale oo ay kamid tahay in haweentu weyso oo uusan dib ugu dhicin dhiiga caadada umuurahan oo dhamaantood salka ku sii wato xanuuno iyo cillado kale sida in haweentu isu furmaan kanaalada saxarada iyo kaadida sidoo kale in saxarada iyo kaadida ceshan weyso dhamaan umuurahan waxa ay yimaadaan kadib marka la sameeyo qalliin la doonayo in lagu daaweeyo cudurkaan endometriosis iyadoona cudurkaan uu leeyahay haddii alle idmo daaweyn la hubo oo ku siman laba bilood daaweyn taas oo toos u bogsiin doonta cudurkaan iyadoon wax dhibaata ah oo ka dambeysa aysan jirin inshaa allaah haddaba dumarka soomaaliyeed hooyooyin ka soomaaliyeed waxaan uga digeynaa qalliinada arxan darada ah ee looga sameeyo xubnaha taranka kuwaas oo ku keenaya xanuuno cillado iyo dhalmo la'aan joogto ah intaba.
haddaba haddii aad leedahay dhabar xanuun joogto ah isla markaana daawo kasta aad u qaadatay dhaqtar kastana aad ula tagtay ama qaliino lagaaga sameeyay dhabarka ama dhaqaatiirtu ku dhaheen dhabarka ayaa lagaa qalayaa ama aad isku aragtay qeybo badan oo kamida calaamadaha aan kor ku soo sheegnay ama uu jiraba xanuun iyo cudur markaa saameyn kugu yeeshay caafimaad darina kuu keenay ama xanuun ka iyo cudurka uu hayo qofka mida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.