TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Macluumaad

dhaqaatiirta website kani maxey wax ku
daaweeyaan?
Dhaqaatiirta website kani waxey wax ku
daaweeyaan daawa dhireedka iyagoo
isticmaalaya aqoontooda waaya arag
nimadooda ayey dhaqaatiirta website kani dadka xanuun san ku daweeyaan
daawooyinka dabiiciga ee dhirta freshka
ah.
Dhaqaatiirta website kani takhasus ma u
leeyihiin daawooyinka kiimikada ah?
Dhaqaatiirta website kani ka howl gasha waxey aqoon buuxda iyo takhasus ba u
leeyihiin dhamaan daawooyinka ha
noqoto mida dhirta ama kiimikada.
Maxey ku doorteen dhaqaatiirta website
kani in ay wax ku daaweeyaan
daawooyinka dhirta ah? Sababo badan awgeed dhaqaatiirta
waxey u door bideen in ay ku
daaweeyaan daawooyinka dhirta waxaa
ka mida.
1: daawooyinka kiimida ee aduunku
maanta isticmaalo oo ku fashilantay iney xal la taaban karo u keento xanuuno
badan oo maanta dunida ka jira.
2: daawooyinka kiimikada oo iyagu
aanan laheyn tayadii ay wax kaga qaban
laheyd cudurrada.
3: daawooyinka kiimikada oo maanta helay suuq iyo aqoonsi xooggan
sababteyna in qaar badan oo ka mida la
been abuuro laguna sheego daawo wax
katarta cudur iyadoona aheyn daawo sax
ah.
4: iyadoo keenta dhibaatooyin soo dag daga ama dib ka yimaada inta badan.
5:iyadoo la hubin qiyaasta ku jirta
daawada ama la soo copy gareeyo.
6; daawooyinka kiimikada cumri ahaan
waxey jirtaa 111 sano mudada intaa ah
na aan wax xal ah u keenin inta badan cudurrada halista ah ee maalin walba
dadka u dhamaanayo.
7: iyadoo ka kooban maado ama
maadooyin isa saaran oo lagu wajaho
xanuunada balse aan laheyn faa iidooyin
kale sida nafaqooyinka vitamins iyo difaac midna. Tusaale daawada dhirta
hadii aad u baahato maado qallajiye ah
waxaad heleysaa dhir leh maadadii
qallajinta leh vitamins proteins iyo
faaiidooyin kale oo wada socda iskuna
ah 1 geed oo kaliya halka daawada kiimikaalka ay tahay 1 maado oo ka
kooban maadadii qallajinta aheyd oo
kaliya.
8: daawooyinka dhirta hadii ay jirka ka
waayaan wax cudur ah isla markiiba
waxey isu bedelaysaa cunto oo durbadiiba waa ay baaba eysaa halka
daawooyinka kiimikaalku jirka hadii ay
ka weyso cudurkii loogu talagalay ku
dhegto meel kamida jirka isla markaana
gubto.
Maxey dhaqaatiirta website kani u siiyaan bukaanada daawo muddo socota
sida bil 2 bilood 3 bilood iyo wixii la
mida?
Sababo dhowr ah aawgood ayaa keentay
in dhaqaatiirta bukaanada siiyaan
muddo dheer daawo waxaana ka mida. 1: cudurada isku mid ma aha oo waa kala
wax yeelo badan yihiin waana kala qatar
san yihiin saameyntooda jirkana waa ku
kala duwan yihiin qaar ayaa wax
yeeleeya xubno badan qaar ayaa keena
ama sababa iney yimaadaan xanuuno iyo cudurro kale qaar ayaan bukaanka fahmi
karin lana socdaa muddo dheer.
2: inta badan bukaanada oo aan
dhaqaatiirta la xiriirin marka ugu
horeysa ee ay xanuun isku arkaan iyagoo
sahashada xanuunka markuu bilowga yahay dadkeena somalida ah ayaana
arrintaan ku badan tahay tani waxey
sababeysaa in xanuunku jirka ku fido
sababo xanuuno kale cudur dhaliyihii oo
daawooyin badan deris ku noole la
noqday oo daawada iyo cudur dhaliyahii dagaalami lahaa oo saaxiiba.
Xanuunada inta badan na soo gaara oo
ah kuwo qaan gaar ah ama ku dhow
asbaabahaa iyo kuwo kaleba waxey
nagu boorinayaan in daawooyinka la
qaato muddo si jirka u helo daawo tayo leh cudurkana jirka ka dhamaado.
Tusaale daawooyinka infekshanda ku
dhaca kaadi mareenka waxaa la qaataa
7 beri ilaa 14 beri balse hadii qofka
bukaanka ahi uu hayey infekshankaasi
muddo 3 sano ama 5 sano ma wuxuu qaadanayaa daawada infekshanka
mudadii caadiga aheyd ee 7 da beri ama
14 ka beri?
Maya ee daawada wuxuu qaadanayaa
muddo bil ama 2 bilood ah.
Daawooyinka dhaqaatiirtu bixiyaan dhibaato ma u keeni kartaa bukaanada
isticmaalaya?
Daawooyinka ay bixiyaan dhaqaatiirta
website kani malaha wax dhibaato ah
waxeyna ka hagaajiyaan dhirta fresh ka
ah waxaana la siiyaa qof qaba xanuun kadib markii wax badan laga ogaado
xanuunkiisa xaaladiisa caafimaad tan
qoyskiisa xanuuno uu horey u qabey iyo
hadii ay jiraan xanuuno kale ee haaya
hadii uu jiro qaliimo hore u soo marey jug
hadii ay ku dhacday hadda ka hor ama dhaawac hore gaaray daawooyinka ama
cuntada wixii uu allergy ku yahay goorta
uu xanuun ka bilaabay intuu haayo
xanuunka sanad bilo maalmo iyo
dhamaan taariikh diisa caafimaad.
Goormaa qofka loo diyaariyaa daawada ku haboon?
Waxaa qofka bukaanka daawada ku
haboon loo diyaariyaa marka la ogaado
xanuunkiisa iyo dhamaan xaaladiisa iyo
taariikhdiisa caafimaad kadib
dhaqaatiirta ayaa u diyaarineysa daawada ugu haboon uguna safe san
bukaanka.
Sidee la igu sooo gaarsiin karaa
daawooyinka?
Dhaqaatiirta dhowr qaab ayey bukaanka
daawada ku gaarsiiyaan iyagoo isticmaalaya gudaha kenya ( parcels) iyo
boostada dibedda dhaqatiirta waxey
kugu soo gaarsiinayaan (D.H.L) ka iyo
boostada.
Inshaa allaah dhaqaatiirta website kani
ayaa kuu ballan qaadeysa in daawada laguugu soo gaarsiiyo muddo 3
maalmood oo maalmaha shaqada ah
gudahood hadii alle idmo meel walbo oo
dunida aad joogto. Inshaa allaah alle
waxaan uga baryeynaa dhamaan
muslimiinta xanuunsan inuu caafiyo dadkeena soomaaliyeed na si gaara
ayaan alle uga baryeynaa inta xanuun
san inuu alle caafiyo dhibaatooyinka
heystana ka saaro aamiin.