TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Isfiilatada

Isfiilatadu waa cudurrada lagu kala
qaado galmada oo layska qaado marka
ay istaabtaan xubnaha galmada. Cudurka
waxaa xataa gudbin karta
hooyada oo u gudbin karta ilmaha inta ay
uurka ku jiraan ama haddi ay dhiig u shubto. Heerarka isfiilitada. Isfiilitada
waxay martaa seddex heer: HEERKA 1aad
Qiyaastii seddex usbuuc kadib marka
qofka ku dhacdo isfiilatada waxaa jirka
ka soo
baxaya boog ay galeen bagteeriyo. Boogtu waxay badanaa ka soo baxdaa
xubnaha galmada, laakiin wey ka soo
bixi kartaa xataa futada, afka gudihiisa
ama meelo kale ee oogada ka mid ah.
Boogtu xanuun saas ma laha, dhowr
usbuuc kaddibna iyadaa iskeeda u baaba da
iyadoo aan la daweyn. Qanjirada u dhaw
boogta wey bararayaan, laakiin lama
dhibsado. Markan waxaa lagu jiraa
heerka 1aad ee cudurka aadna looma
garto. HEERKA 2aad Haddii cudurka aan wax looga qaban
heerka 1aad, wuxuu laba bilood kaddib u
gudbayaa heerka 2aad. Dhibaatooyinka
caadiga u ah heerka 2aad waa firiirac ka
soo baxa meelo kala duwan ee oogada
ah, timaha oo daata, qanjirbarar, xoogaa qandho ah, madax xanuun iyo daal.
Haddii cudurka aan lagu daaweyn heerka
2aad, wuxuu u gudbayaa heer cusub oo
uu qarsoon yahay, kaasoo qofkana uusan
wax dhibaato ah qabin. Isku daarashada
xaga galmadana wey yaraaneysaa , laakiin weli waa la qaadsiin karaa
ilmaha uurka ku jira. HEERKA 3aad
Sanado badan keddib wuxuu cudurku u
gudbi karaa heerka 3aad, markaas oo uu
weeraro maskaxda, wadnaha, haragga
iyo lafaha. CALAAMADAHA LAGU GARTO Wejiga 1aad (Xilliga hore ee
waraabowga)
Calaamaduhu waxay soo muuqdaan
1-12 toddobaad ka dib marka cudurka la
qaado
1:Nabarro aan xanuun lahayn oo ka soo baxa afka, xubnaha taranka ama dabada
2:Nabaradu waxay ku qarsoonaan karaan
gudaha xubinta taranka
haweenka ama malawadka
Nabaradu
waxay gaaraan 1-5 toddobaad Nabaradu way baaba'aan, laakiin
waraabowgu weli wuu ku jiraa dhiigga
Wejiga 2aad (Xilliga labaad ee
waraabowga)
Calaamaduhu waxay soo muuqdaan 6
toddobaad ilaa 6 bilood ka dib marka ay finanka cudurkani soo baxaan
1:Finan yaryar (faniinac) oo ka soo daata
meel kasta oo jirka ka mid ah
2:Calaamado u eg hargabka nooca Flu-ga
Wejiga Suursan (qarsoon)
Ma jiraan wax nabarro ama finan ah, laakiin waraabowgu weli wuu ku jiraa
dhiigga isagoo waqtiyada dambe
saameyn ku yeelan kara wadnaha,
maskaxda, iyo xubnaha kaleba (wejiga
saddexaad ee waraabowga) ISU
GUDBINTA Waraabowga waxa Fidiya: 1:Galmada caadiga ah
2:Galmada aan caadiga ahayn
3:Hooyo cudurka qabta oo u gudbisa
ilmaha DHIBAATOOYINKA KA YIMAADA
CUDURKAN Haddii Aan la Daaweyn,
Waraabowgu wuxuu Keeni Karaa:
1:Cudurka wadna xanuunka
2:Indhabeel
3:Waxyeello soo gaarta maskaxda
Waraabowga Waqtiga Urka la Leeyahay
Wuxuu Keeni Karaa: 1:In haweenka uurka leh dhalaan ilmo
aan nooleyn
2:Ilmaha oo dhasha isagoo wax qaba
(defects)
3:Waxyeelo culus oo soo gaarta lafaha,
maskaxda, sambabada, beerka, iyo xubnaha kale ee ilmaha cudurka qaaday
Daawo maleeyahay cudurkaan?
Haa inshaa allaah daawo active ah oo la
hubo ayuu leeyahay cudurkaani iyadoo
hadii alle idmo looga bogsoon doono
muddo 1 bil ah inshaa allaah. Hadii aad dareento calaamadaha
cudurkaan isfiilatada ama uu dhibaato
kgu hayo la soo xiriir dhaqaatiirta
website kan waxaan kuu ballan
qaadeynaa daawo wax tarkeeda la hubo
dhibaatana laheyn si fudud iyo waqti yar na aad qaadaneyso talo iyo tusaaleyn iyo
caawimaad intii awoodeena ah ayaan
diyaar kuula nahay inshaa allaah mahad
sanididiin.
Fiiro gaar ah:
Waraabowga iyo isfiilatada ay soomaalida u taqaano isfiilato ma aha
cudurkan qatarta ah ee la is qaad siiyo
waana arrin si khaldan loo faham siiyey
marka sidaa u ogaada isfiilato waa cudur
xun oo qatar ah inta badan somalida
qofkii xanaaq badan ama dulqaadkiisu yar yahay ama gacan qaadkiisu badan
yahay ama ciddiyaha madow noqdeen
ama bur bureen ayey aamin san yihiin in
uu qabo cudurka isfiilatada ama
waraabowga arrintaana sax ma aha.
Waxaa inta badan astaamaha noocaasi keena waa infectionada qaarkood oo
iyaga sababa arimahan oo kale sidoo
kale waxaa arimahaa iyaguna dadka
qaarkii u keeni kara xanuunka qatarta ah
ee banii aadamku sahashado ee loo
yaqaano baabasiirka mahad sanidiin.