TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, July 7, 2012

Qeybaha kala duduwan ee manaafacaad ka dhirta faaiidada iyo saameynta ay ku leedahay noola yaasha dhulka cimilada iyo deegaan ka intaba





Noolaha waxa uu u qeyb samaa labo
qeybood oo waaweyn oo kala ah dhirta (Plants) iyo xayawaan ka (Animals). Waxaa kale oo jira fungi ama caari caaryada ku sameysanta markii cunto meel la dhigo sida cake ga oo kale, fungi gu waa wax aan xayawaan kana ka mid aheyn dhirtana ka mid aheyn oo keli good gaar u taagan, wuxuuna u eg
yahay sida caariyada cuntooyin ka meel la dhigo ku dhalata.
Cunto haddii meel la dhigo waxaa dusha kaga sameysma caaryo. caaryadaasi waa fungi.
Fungiga waxa uu sababaa cuduro badan oo dadka iyo xoolaha ba ku dhaca tusaale ahaan cambaarta pneumonia yada iyo suuska oo kale.
Fungi gu waxa uu rabo inuu cuno wuu nuugaa taasina xayawaanada kale ee jira ayuu kaga duwan yahay. Dhirtana wuxuu kaga duwan yahay
fungigu ma laha kaloorofiil oo ileyska
qoraxda ugama faaiidaysan karo sida ay dhirtu uga faaiidaysato. Kaloorofiil ku waa qeybta dhirta u sameysa midabka cagaaran ee ay leedahay sida caleemaha dhirta.
Qiyaastii fungigu waa ilaa 72.000 oo
nooc iyo in ka sii badan. Waxaan wada ognahay marka laga hadlaayo noola yaasha in ay jiraan qaar badan oo ilmo aragto ah (weyneyso kaliya lagu arko).
Inta badan noolaha (dhirta ah boqolkiiba 95% wuxuu ka sameysan yahay, afar shey oo kala ah Carbon, Hydrogen, Oxygen, iyo Nitrogen. Oksajiintu waa neefta labaad ee ugu
badan hawada inagu xeeran, waxa ayna sameysaa 21% gibilka hawada ah ee innagu xeeran. Oksajiintu waa neefta kaliya ee taageerta gubashada walxaha, mana jiro
dab baxaya neefta oksajiin la'aanteed, sidoo kale oksajiintu waa neefta taageerta nolosha noolayaasha ku nool adduunka guudkiis.
Nitrogen oo ah neefta samaysa inta u badan ee hawada inagu xeeran ahna 78% hawada, kaarboon laba ogsaaydhka oo ku badan dhulalka ay hawadoodu dikhowdo.
Neefaha wahsada ama qaniga ah "noble or inert gases" sida Argon, Helium. Neefaha hawada wasakheeya sida kaarboon mono ogsaaydh, Haydarajiin
Salfaaydh iyo neefo badan oo kale. Dhirtu waxa ay ka mid yihiin noola yaasha dhirta waxa loo qeybin karaa kuwa bixiya ubax iyo kuwa aan bixin uba .
Dhirtu waxa ay leedahay ubaxyo u
qaabilsan taranka.
Ubax yada dhirtuna waxa ay leeyihiin qaybo lab (male flower parts) iyo qaybo
dhaddig (female flower parts). Geedka uu ubaxiisu leeyahay qayb lab iyo qayb dhaddig labadaba waxaa lagu kala magacaa baa (bisexual plant) ama(haermophradite).
Qaybta lab ee dhirta waxa loo yaqaanaa (Stamen) waxeyna ka kooban tahay faxalka (Pollen) iyo Miiqa (Anther) oo sare u haya faxalka.
Qeybta dhaddig ee dhirtana waxaa loo yaqaanaa (Carpels) ama (Pistil),
waxa ayna ka kooban tahay fur ubbo (stigma), dhuun ubbo( style), iyo ubbo ubax (ovary), oo uu beedku ku jiro.
Dhirtu waa aas aaska nolosha dhir
la'aani waa nolol la'aan.
Dadkii aan dhirtoodda xajisan, waxaa hubaal ah in ay dhakhso ugu noolaan donaan deegaan aan xajin doonin dad, xoolo iyo xasharaad toona.
Faa'iidooyinka dhirtu u leedahay nolosha lama soo koobi karo, tusaale ahaan ma jirto cid aan si toos ah ama si dadban aan ugu tiirsanayn dhirta xitaa noolaha ilma aragtada ah sida bacteria yada, fungas ka
iwm.
Waxa jira xiriiro u dhexeeya kheyraad ka nool ee degaanka, iyo degeneyaa shiisa ba oo ay ka mid ka yihiin dadka, xayawaanka, geedaha, kaluunka, shimbiraha, noole yaasha
aan la arki Karin, biyaha, iyo carada. Dhirtu kolka ay dheef-samaysiga ku jirto, waxa ay siideysaa hawada loo yaqaan Oxygen (O2) ee dadku qaato,
la'aanteed na aanu noolaan karin Waxey iyadana (dhirtu) dib u qaada taa neefta dadku sii daayo ee loo yaqaan Carbon dioxide (CO2).
Sidaasi darteed, dhirta iyadana la'aanteen ma aysan jirteen.
Sida ay dhirtu cunada u sameysato
waxaa laga dhaxlay sameynta Borotiin lagu quudiyo xoolaha nool, iyadoo la adeegsa naayo hab kiimiko ah oo la mid ah kan ay dhirtu cuna deedu ku sameysato.
Sidaas awgeed waxaa dhirtu caalamka u aqoon saday in ay tahay warshada cunnada adduunka.
Cunto samaysigu waa habka noole
cuntada u samaysto. Noola yaashu laba hab mid kood ayey cuntada u samaystaan
1: habka kali samaysasho
2: iyo mid ku tiirsani.
Cuntada la samaystaa waa wax yaabaha nooluhu u baahanyahay sida fitamiino, borotiino, kaar bohaydrate, baruur, biyo iwm. Hadaan dib u jaleecno noocyada
samaysiga cuntada dhirtu waxa ay cuntadeeda ka sameysataa biyo (H2o), oksajiin (oxygen) iyo hawada
kaarboon dhaayoksaydh (Co2), iyada oo kaashaneysa tamarta cadceeda
(qoraxda).
Dhirtu waa isha koowaad ee laga helo tamarta amase qeybiyaha guud ee tamarta.
Qaybaha cunatada ee jirkeenu u baahan yahay waxaa ka mid ah
Kaarbohaydraytska (carbohydrates),
borootiinka (proteins), baruurta (fats), fitamiinada (vitamins), macdanta (minearls), iyo waxyaabo kale oo soo raaca. Kuwaas oo dhamaantood laga maarmaan ah, si looga helo tamarta, ama quwadda aynu ku socono iyo koritaanka qofku korayo.
Seddexda ugu horeeya waxaa loo
yaqaanaa nafaqo (nutrients)
Halka qaybaha kale ee vitamiinada,
macaadinta, iyo biyaha, iyaguna jirka u leeyihiin muhiimad weyn, waxeyna jirka qofka ka caawiyaan inuu si habsami leh u shaqeeyo. Haydariij-kaarboon(Hydrocarbon) Waa isku dhafka curiya yaasha kala ah carbon (C) iyo Hydrogen (H), Ku waas oo ah curiya yaasha ubucda u ah sameysan ka saliida ceyriin iyo gaaska dabiiciga ah oo ah kheyraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulka hoostiisa. Isku dhafka laba daas curiye waxaa looga qiyaas qaataa tayada iyo baaxada inta
shiidaal ama gaas ah ee dhulka hoostiisa ku jirta.
Carbohydrates ku waa waxyaabaha
jirkeennu ka helo kulka iyo tamarta aynu ku soconeyno.
Qaybtani waxa ay ka kooban tahay laba qeybood oo kala ah sonkor iyo starch una sii kala baxa (Simple and Complex). Qaybta Sonkorta (Simple) waxa laga helaa khudrada, keegga iyo cuntooyinka mac macaan waxey na si dhakhso ah jirka u siiyaan tamar iyo kulayl. Waxaa kale oo kamid ah group kan
biscuits,
cakes and
pastries - chocolate - honey and jams - jellies - brown and white cane sugar - pizzas - prepared foods and sauces - soft drinks - sweets and snack bars.
Qaybta kale ee starchka (Complex) waxa laga helaa, furinka, baastada, baradhada iyo bariiska.
bananas - barley - beans - brown rice - chickpeas - lentils - nuts - oats - parsnips - potatoes - root vegetables - sweet corn - wholegrain cereals - wholemeal breads - wholemeal cereals - wholemeal flour - wholemeal pasta - yams.
Waxayna jirka siiyaan tamarta uu
waqtiga, dheer u baahan yahay kuna sii shaqeeyo ee keenta inaan hore loo baahan ama gaajoon. Marka jirku dheefshiido cuntada
kaarbohydrate ka ah waxa loo kala
jejebiyaa, qaybo yar yar sonkor fudud sida glucose ta taas oo jirkeenu u isticmaalo shidaal si uu tamar ama quwad u helo.
Qaar ka mid ah sonkor taas wuxuu jirku ku keydiyaa beerka ama ba waxaa loo bedelaa baruur taas oo lagu keydiyo maqaarka qofka (skin). Protein-ku wuxuu u sameysan yahay
sidii silsilad taxane ah (polymer),
polymer waa erey giriig ah macni hiisuna yahay "Poly" wax badan (many) iyo "mer" oo ah shey kaliya (unit)
Waxayna ka sameys maan monomers, "mono" waa hal kaliye., sida monomers (Amino Acid). Borotiin kiiba wuxuu ka kooban yahay, carbon, hydrogen, oxygen, nitrogen iyo waliba sida qaalibka ah sulfur (CHONS).
Protein-ku waxa aynu oran karnaa waa aasaaska Jirka waxaana looga baahdaa meel kasta oo unug ka dhalanayo ama ka dhambal mayo ha noqoto muruqyada neerfa yaasha iwm. Waa gaadiidka xambaara ogsegiinta gaarsiiyana qeybaha kala duwan ee Jirka. Waxa ay Jirka u keydiyaan Macdanta Birta (fe). Waxa ay suurta galiyaan dhaq-dhaqaaqa Muruqyada. Waxa ay xooji yaan dhamaan xubnaha
kala jiidma sida:
seedaha (ligament),
Tendons, muruqyada (muscles),
mergiyada, maqaarka, timaha, cidiyaha
iwm.
Waxey ka loo Xooji yaan difaaca Jirka.
Lipids waa saliida iyo subagga sidoo kale waa silsilad taxane ah (polymer) oo laga sameeyo (monomers) inta badan sida caadiga monormer ka noocan waa
triglycerides Lipids. Carbohaydarayt kiiba waxaa uu ka kooban yahay carbon, hydrogen, iyo oxygen (CHO). Lipid baruurta (Fats) baruurtu waxa
looga baahan yahay si jirku u helo
tamar iyo diirimaad ama kulayl si jirku ugu shaqeeyo isu dheeli tirnaan.
Baruuraha aan la isticmaalin waxa lagu keydiyaa qaybo badan oo jirka ka mid ah sida maqaarka hoostiisa(skin).
Baruurtu waa laba qeybood oo kala ah tan laga helo hilibka xoolaha ama waxa xoolaha ka soo baxa sida subagga ( hilibka iyo caana haba) iyo hilibka baruurta leh taas oo loo yaqaan baruurta buuxda (saturated fats) Waxaana ku badan waxa loo yaqaan cholestaroolka.
Nooca labaad na waa tan aan buuxin
(unsaturatedfats) waxaana laga helaa wixii aan xoolaha ka imaan sida khudradda iyo waxyaabaha beeraha ka soo baxa sida saliidda cuntada iyo wax yaabaha lamid ka ah.
Cunitaan ka baruurta badan ee ah nooca buuxa iyo cholestrool ku waxa ay keenaan wadno xanuun ka. Fitamiinadu waxay aad muhiim ugu
yihiin jirka, waxa ayna ka qeyb qaataan falgalo badan oo ka dhaca jirka taasi oo fududeysa in uu dheef shiidku si fiican u shaqeeyo. Fitamiinada waxa loo qeybi yaa laba
qeybood oo kala ah.
1: qeyb ku milanta dufanka
2: iyo qeyb ku milanta biyaha.
Kuwa ku milma dufanka waxey kala
yihiin A, D, E iyo K, fiitamiina dani si uu jirku u qaato waa in ay cuntada aad cunaysaa ku jirtaa dufan. Fiitamiinadani waa lagu sumoobaa hadii ay jirku ku bataan sababtoo ah waxa ay ku keyd samaan oo ku ururaan jirka, jirkuna iskama soo saari karo.
Fiitamiinadani waxa laga helaa
cuntooyinka ay ka mid yihiin. saliidda, khudaarta wax lagu karsado,
hilibka,
beerka,
subaga,
kaluunka
iyo beedka intiisa huruuda ah. Fiitamiinada ku milma biyaha waxay
kala yihiin 8 nooc oo B fitamiino la yiraahdo (B1, B2, B3, B5, B6, B12, Biotin iyo Folic
acid) iyo fitamiin C.
Fiitamiinadani jirku wuu iska saari
karaa oo waxa ay soo raacaan kaadida hadii ay ku bataan jirka sidaas darteed laguma sumoobo kuwan.
Fiitamiinadani waxa laga helaa
cuntooyinka ay ka mid yihiin. khudaarta sideeda loo cuno
iyo khudaarta wax lagu karsado, hilibka iyo caanaha.
Dhirta roobkana waa laga jirsadaa,
qorraxda waa laga harsadaa, Miraha
iyo caleen toodana dad iyo duun yaba waa
la cunaa oo waa lagu noolyahay.
Wax tarka dhirtu innoo leedahay ma'aha
waxaan halkan ku soo koobi karno waxaa
ka loo ka mid ah. Qoryaha guryaha lagu dhiso, gaadiid ka,
doonyaha iyo kuwa laga dhisaba dhirta ayaa laga soo jaraa.
Alaabta guryaha iyo qalabka xafiisyada
sida, Kuraasta, miisaska, iyo sariiraha na
waa laga qoraa. Waraaaqaha wax lagu qoro iyo kuwa aan
wax lagu qorin ba dhirtaa laga sameeyaa. Weel ka wixii qabo ah dhirta ayaa laga
sameeyaa, wixii qoriyana iyadaa laga
qoraa.
Waxaa kaloo dhirtu ay saameyn weyn ku
yeelataa jawiga, cimilada iyo guud ahaan
deegaan ka wax tar gaar ah na wey u
leedahay.
Meel ba meesha ay ka dhir badan tahay wey
ka roob badan tahay oo dhirta roobka waa ay soo jiitaan. Biyahana dhulka ayey u qabtaan, dhul
aan biyo lahayn, dhir iyo baad toona
kama baxo, oo waa lama degaan, dad iyo
duunyana cidi kuma noolaan karto.
Dhirtu waxay u sii cimri dheereysaa
reyska, ama qoyaan ka (moisture).
Had iyo jeer caleemaha dhirtu waxa ay
hawada ku sii dayaan qoyaan uumi ah
(evaporation) kadibna uumi baxaas
joogtada ah waxaa u qabooji yaa
dhammaan hawada ku xeeran dhulka
dushiisa.
Geedaha ku yaal dhulka iyo biya dhaca
buuraha waxa ay joojiyaan cara guurka
(soil erosion).
Manaafa caad ka dhirtu u leedahay guud ahaan noola yaasha gaar ahaan dadka dhulka jawiga ma aha mid lagu soo koobi karo qoraal iyo wax lamida toona manaafa caad ka dhirtu u leedahay dadka ka sokow cuntooyin iyo qalab ka laga hagaajiyo dhirta waxaa ahmiyada ugu weyn ee manaafacaad ka dhirta kamida in qeybo aad u badan ama inta badan dhirta dadka faaiido caafimaad u leedahay iyadoona la wada ogyahay in dhirtu tahay hooyada daawooyin ka ee ay dabiibka u isticmaalaan dadka iyo duunyada ku nool dunida guud keeda sidoo kalena waxaa la wada ogsoon yahay in daawooyin ka dhirtu yihiin xalka kaliya ee rasmiga ah ee loo hayo daaweynta cudurada dhamaan.
Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya isla markaana uu ku hayo xanuun ama dhakhaatiirtu kuu sheegeen in uu jiro cudur markaa kuu keenaya xanuun ka iyo cilladaha kula soo darsay ama adiguba aad ogtahay xanuun kaaga iyo dhibaatooyin ka uu kuu keenay ama cudurka iyo cillada ku heysata laguugu yiri xal looma hayo ama in badan aad ku daashay daawooyin qalliin iyo wixii lamida ama qofka xanuunka iyo cudurka uu hayo yahay qof kamida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah dabagal iyo hubin dheer oo lagu sameeyo xanuun kaaga iyo halka uu salka ku hayo waxa sababaya dhamaan inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.