TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Suuska

Waxa aynu u kala qaadaynaa dhawr
xaaladood marka hore waxa keena
Suuska ma aha hal arrin oo kaliya laakiin
waa sida tan waxaana u sii qeexi
doonnaa mid mid:
1. Bacteria( ama ili-ma-aragto ku nool afka gudihiisa oo ay caawinayso waxa
loo yaqaan Huurada ama wasakhda oo
aan laga cadayin ilkaha.
2. Tooth Wear ( Dillaac ku yimaada ilkaha
si aan la arki karin oo laakiin u bannaan
ama u furan in ay Bacteria- yadu si dhib yar u gali karto ilaa ay ka dhawaacayso
gudaha iliga . haddab dillaaca ayaa u sii
kala qaadma ama ay keentaa saddex
shay oo kala ah:.
A- Erosion.
B- Atrision. C- Abration. Erosion: waa dhaawac ka soo gaadha
iliga maaddooyin Chemical ah kuwaasi
oo dhameeya oo jejebiya qaybihii adkaa
ee iliga waxana ka mid ah chemicalkaa
Acida, Daacada ka soo noqota afka
marka cuntadu caloosha gaadho ee dheecaanadii dheef shiidayeen soo
raacaan waxa ay inta badan dhaawac u
gaysataa ilkaha, halkaana waxa ka
muuqanaysa in dadka Gastritis ka ah ama
Gaastariga qaba ay u nugul yihiin inta
badan qaybtani aan ka sheekeynayno hadda waayo matagga faraha badan
awgiis, waxa intaa sii raaca Acida la
socota Cuntada aynu cunno ee ay ka mid
yihiin Liinta, Coca, Soda iyo maaddada la
yidhaa Khamriga ciddii cabta kollay
innagu Muslin ayaan nahay laakiin xannuunkani aan ka sheekaynayno ayay
ku jirtaa.
Atrision: Waa dhaawac la mid ah kii aan
kor ku sheegaynay laakiin wax gaar ah
ayaa keena midkaan inkasta oo ay
lammaane isku yihiin labadooda halkii midka hore ahaa Chemical midkani waa
Mechanical waxana sababa: Jiriqsiga ama
iliga sare oo kan ku beegan ee ka
hooseeya xoqa inta badan waxan
aragnaa dad ilkaha isku xoqa oo ka
sanqadhiya taasina waxa ay keentaa in ilkii dabcaan markastana qaybi uga jabto
si aan la dareemaynin iliggii markaa
sidaa waa ku dhaawacmaa Bacteria-
diina waa u furmaa si fudud ayaanu
suusku u galaa. inta badan Suuska
noocani ahi iligga Caaradiisa ayuu galaa. Eosion: Waa Nooc la mid ah Atrisionka
laakiin Waxa uu ka dhashaa midkani
Xoqniinka badan ee ilkaha guudkooda
sida adiga oo Brushka ama cadayga aad
ugu xoqa ilkaha ama ku cadaya Dhuxul,
Danbas iyo wixii iligga u gaysanaaya dhaawac oo dhan sida in la caadaysto in
khasab ilkaha wax lagaga gooyo.
3. Trauma: Waa dhaawac wayn ee
gaadha iligga kani waa mid muuqda sida
Jabniin ku yimaada iligga, taasi oo uu
iliggu u jabi karo siyaabo kala duwan Bacteria-diina u banaynaysa albaaka.
4. Calaamado ama ilko aan
dhamaystirnayn markooda horeba ama
ha ahaadaan hidde ahaan , ama xannuun.
Intaas waa wixii keenaayay suuska
kuwoodii ugu muhiim sanaa. Daaweeyn la hubo muddo yarna
qaadaneysa ayaan u diyaarinay dadka uu
haleelo xanuunka suuska loo yaqaan.
Inshaa allaah kaga bogso mudo kooban
dhamaan xanuunada afka ku dhaco iyo
gaar ahaan ba xanuunka suuska loo yaqaano. Nala soo xiriir hadii aad isku
aragto xanuun afka ah si aan kuu
caawino una hesho daryeel caafimaad oo
dhaxal gal ah inshaa allaah.