TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Thursday, June 21, 2012

Waa maxay dheecaan ka ka imaada farjiga dumarka ee loo yaqaano vaginal discharge cudurro iyo asbaabo keena se ma jiraa





Dheecaanada ay sameeyaan qanjirada ku jira gudaha xubinka taran ka haweenka iyo dhuunta hore ee makaanka dumarka ayaa dibada uga soo saara unugyada dhintay iyo cudur sababaha bacteria da loo yaqaano soo saaritaan ka qanjira daasi xubnaha taranka ay soo saaraan dheecaana daasi ayaa wuxuu xubin ka taran ka haweenka ka dhigaa mid nadiif oo ka caafimaad qaba caabuq ama infection.
Inta badan dheecaan ka ka yimaada xubin ka taranka haweenka waa mid caadi ah dumar kana waa ku kala duwan yihiin xaddiga dheecaan ka xubin kooda taran ka ka yimaada.
Dheecaan ka ka yimaada dumarka caafimaad ka qaba midab kiisu waa mid cadaan nadiif ah una eg caano caddaan ah wuxuuna inta badan yimaadaa xilliga caadada soo dhawdahay iyo inta ay caadada joogto.
waxaad dheecaan ka ka imaado xubinka taran ka haween ka ku arki kartaa is bedelo ay kamid yihiin in haweentu isku aragto dheecaan badan ama dheecaan leh ur ka duwan urtii dheecaanadii ay hore u arki jirtay isbedelada noocan ah haweenta waxa ay isku arki kartaa xilliyada qaar iyadoo caafimaad qabta xilliya daasi na waxaa kamida.
1: xilliga haweenta ukxan teeda ka soo go'ayso galka ay ku jiraan ukumaha waxaana loo yaqaanaa (ovulating ).
2: xilliga haweentu nuujineyso ilmo ( breastfeeding )
3: xilliga haweentu kacsan yahay dareen keeda.
Sidoo kale urta dheecaan ka ka yimaada xubin ka haween ka waxaa urta ay ku taqaanay ka bedeli kara in haweentu yeelato uur.
Haddaba is bedelada aan kor ku soo sheegnay wixii ka baxsan waxey cadeyn u tahay xaalado caafimaad daro oo soo wajahay xubnaha taran ka ee haweenta inshaa allaah na waa inoo soo socdaan.

Haddii dheecaan ka haweenta xubin keeda taran ka ka imaanaya uu leeyahay ur daran adag yahay is jiid jiidaya midab kiisuna yahay isku jir uuna jiro cun cun iyo gubasho gudaha xubin ka taran ka haweenka waxey calaamad u tahay caabuq iyo infection ka jira gudaha xubnaha taran ka haweenta.
Maxaa keena dheecaan ka jirrada ah ee ka yimaada xubinka taran ka haweenka?
Is bedel kasta oo ku dhaca xaddiga ama qiyaasta bacteria da normal ka ah ee ku nool gudaha xubin ka taran ka haween ka waxuu saameyn ku yeelanayaa urta midab ka iyo qaabka dheecaan ka ka imaada xubnaha taran ka haweenka.
dhowr sabab ayaa keeni karta in koror iyo hoos u dhacba ku yimaado bacteria da normal ka ah ee ku nool xubin ka taran ka haween ka isla markaana faaiido u leh xubin kaasi sababa haasina waxaa kamida.
1: qaada shada badan ee daawooyin ka antibiotics ka.
2: qabidda bacteria da loo yaqaano ( bacterial vaginosis) taasi oo ah bacteria keenta caabuq ama infection ku dhaca xubnaha taran ka haweenka bacteria dan waxaa inta badan laga helaa dumarka uurka leh iyo dumarka soo guur saday ama gogol la soo wadaagay dhowr nin.
3: qaada shada daawooyin ka uurka la isaga celiyo ayaa iyaduna sababi karta dhibaatadan.
4: kansarka ku dhaca dhuunta hore ee makaanka dumarka ayaa isagana sababi kara dhibaata daasi oo kale.
5: cudurada chlamydia iyo jabtada oo ah cuduro galmada lagu kala qaado ayaa iyaguna sababa dhibaata daas oo kale.
6: cudurka sonkorowga ayaa isagana kamida cudurada sababa.
7: in xubin ka taran ka haweenta la dhaqo laguna dhaqo wax yaabaha ka sameysan chemicals ka ayaa iyaduna ah asbaab kale oo weyn oo keenta dhibaatooyin kaan dumarka mareykanka ayaana arrintaan ku badan tahay.
8: cudurka loo yaqaano (PID ) ayaa iasguna ka mid ah cudurada keena dhibaata daas.
9: trichomoniasis oo ah infection uu dhaliyo gooryaan galmadana lagu kala qaado.
10: xaalad kale oo lagu magacaabo (vaginal atrophy) oo ah qafiifnimo iyo qaleel ku yimaada derbiyada banaanka ee xubinka taran ka haweenka marka haweenku gaaraan xilliga dhalmo deyska.
11: vaginitis. Oo ah cun cun ku dhaca gudaha ama hareeraha xubin ka taran ka haweenka.
12: yeast infection oo ah caabuq uu keeno cudur dhaliyaha fungus loo yaqaano ayaa isagana keeni kara dhibaatadaasi oo kale.
tilmaamaha noocyada dheecaan ee farjiga dumarka ka yimaada iyo waxa ay la macno yihiin waana sidan soo socota.

1: bloody or brown.
Oo ah haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu yahay midabkiisu brown ama uu ku jiro dhiig waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto dhibaato ah caado aan sax aheyn oo mar kasta iska imaata ama soo noq noqota sidoo kale dumarka ay ku dhacdo caado wareer ka ayaa iyaguna lahaan kara sidoo kale waxaa sababi kara kansarka ku dhaca dhuunta hore ee makaanka dumarka ama gudaha makaanka halka ilmuhu ku beermaan.
2: cloudy or yellow.
Oo ah haddii dheecaan ka haweenta ka imaanaya farjigeeda uu yahay mid leh midabka daruuraha ama midabka jaallaha waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto cudurka jabtada.
3: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu yahay mid sida xunbada oo kale ama midab kiisu yahay cagaar xigeen ama jaalle ay la socoto ur aad u xun taasi waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto
caabuq ama infection gooryaameed ka loo yaqaano ( trichomoniasis ).
4: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta uu u egyahay midab ka ( pink ) waxaa sabab u ah ama dheecaan kaasi uu yahay dheecaan ka imaada debiyada gudaha makaanka kadib marka haweentu ilmo dhasho xilliga umusha ayaana la arkaa.
5: haddii dheecaan ka haweenta farji geeda ka imaanaya uu yahay mid cad oo adag oo is jiidaya una eg subagga waxey la macno tahay in haween taasi qabto caabuqa khamiirka ee uu keeno cudur dhaliyaha fungus ka waxaa loo yaqaanaa ( yeast infection ).
6: haddii dheecaan ka ka imaanaya farjiga haweenta midab kiisu uu yahay cadaan ama midab ka gray ga loo yaqaan ama jaalle uuna leeyahay urta kalluun ka oo kale waxa ay la macno tahay in haween taasi qabto caabuqa ama infection ka loo yaqaano ( bacterial vaginosis ).
Haddaba dheecaan ka yimaada farjiga haweenka ayaa ah dhibaatooyin ka waaweyn ee dumarka la soo darsa dhibaatooyin kaan oo inta badan salka ku haayo cudurada iyo asbaabaha iyo cilladaha aan kor ku soo sheegnay isla markaana sababa in haweenka isku arkaan dhacaan aan caadi aheyn oo uu soo deynayo xubin kooda taran ka.
Dheecaan ka aan caadiga aheyn ee ka imaada xubnaha taran ka haween ka sida makaanka farjiga iyo meesha saxarada ka timaado intaba ayaa waxa uu muujinayaa astaamo digniin ah oo sheegaya in uu jiro cudur doonaya in uu aafeeyo xubnaha taran ka haween ka iyo guud ahaan caafimaad ka haweenta
Sidaasi aawgeed haddii aan soomaali ku sheegno qaar kamida dheecaanada aan caadiga aheyn ee ka yimaada xubnaha taran ka haweenka xanuunsan waxaa loola jeedaa ama laga wadaa ( malax da ka timaada xubin ka taran ka haweenka xanuunsan taasi macna heedu ma aha in dheecaanada ka yimaada farjiga haween ka oo dhan uu yahay malax balse dheecaanada dabiiciga ah ee haween ka ka yimaada ma aha kuwo haweenta dhib ku qabto mana wataan wax astaamo cudur sida gubadho cun cun xanuun iyo shiir markaa daran.
Haddaba cudurado badan iyo asbaabo badan oo sababa in haweenku yeeshaan dheecaan ka yimaada farjiga ayaa dumar badan ku keenaya dhalmo la'aan joogto ah xanuuno lagala kulmo gogosha caabuq ku fida xubnaha taran ka iyo guud ahaan dhiiga haweenta iyo ugu dambeynta khataro caafimaad oo badan kuwaas oo ay ku jiraan indha beelid hooyada ama ilmaha uurka ku jira intaba.
waxaa jiraan dumarka qaarkood oo xubin kooda taran ka markii uu waqti dheer dheecaan soo waday kadib ay ka soo baxaan bahalo nool nool oo markaa ishu qabaneyso xilliga wixii ka dambeeya caafimaad ka qofka rajo intee la eg baa laga qabaa?
Haddaba haddii aad leedahay xanuun ama uu jiro cudur ku asiibay dhibaatana kugu haya ama cudur kaasi uu u geystay wax yeelo qaar kamida xubna haaga ama ay jiraan xanuuno iyo cuduro la xiriira xubnaha taran ka ama cudurka iyo xanuun ka iyo dhibaatada ba ay hayaan qof kamida ehel kaaga ama asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha websitw kan dhaqaatiiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.