TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Friday, May 25, 2012

Qaar kamida cudurada galmada lagu kala qaado iyo sare u kaca joogtada ee level ka hormoon ka FSH ayaa ah sababaha ugu badan ee keena dhalmo la'aanta


infection na ada galmada la isugu gudbiyo ee loo yaqaano sexually transmitted infections (STI' S) waa jiroooyin ama caabuq la isugu gudbiyo xiriirada galmada marka la isu galmoonayo.
Qaar ka mid ah STIs ama cuduradan galmada ku faafa waxaa ku jira:
1: Feyraska unugyada taranka,
2: fiixda unugyada taranka,
3: cudurka chlamydia,
4: cudurka jabtada,
5: cudurka trichomonas,
6: cudurka isfiilatada,
6 dan cudur oo ka mida
Cudurada galmada ku faafa ee STI's waxay dhalin karaan dhibaatooyin
fara badan iyagoo ka bilowda cuncun yar kadibna keenaan jirrooyin khatar ah oo wax yeelo daran ku yeelata caafimaadka, haddii aan la daaweyn, STIs badan kooda waxa ay sababa yaan ma dhaleysnimo joogta ah iyagoona keenaya dhalmo la'aan joogta ah taasi oo sabab u ah in cuduradaan sababaan.
1: howl gabka ukxanta dumarka iyo ragga guud ahaan
2: sidoo kale waxey khal khal geliyaan hormoonada jirka ragga iyo dumar kaba
3: iyadoo markaa bacteria da iyo feyras yada cuduradaan sababa ugu dambeynta u gudbaan qul qulka dhiiga ee qofka taasi oo ugu dambeynta keeneysa in hab dhisyo kale oo aan aheyn hab dhiska taran ka wax yeelo gaarsiiyaan taasi oo ugu dambeynta keeneysa khataro caafimaad oo aad u weyn ama xitaa dhimasho.
Ma garan karaa haddii aan qabo mid kamida STI's ku?
inta badan cudurada galmada lagu kala qaado ragga ayaa muujiya calaamadaha iyo astaamaha cudurada STI's ku sababaan balse qaar kamida ragga ayaa iyaguna muujinin wax calaamado ah.
Inta badan dumarka ma muujiyaan wax calaamado ah marka ay qaadaan cudurada STI's ku sababaan balse sidoo kale qaar kale oo dumarka kamida ayaa iyaguna muujin kara calaamadaha cudurada galmada ku faafa kadib marka ay qaadaan cudura daasi.
Dadku waxay u muuqan karaan sidii dad caafimaad qaba lakiin wali waa ay qabi karaan cudurada STIs ku. Waxaa laga yaabaa in uu san qofku ogeyn in uu qabo STI.
qatarada waa weyn ee cuduradaani sababaan waxaa ugu weyn dhalmo la'aan joogto ah iyadoona cudura dani si rasmi ah u wax yeeleyna yaan xubnaha taran ka dhamaan xubnaha taran ka waxa ay noqonayaan kuwo howl gab ah sidoo kale hormoonada jirka ayaa iyaguna waxa ay noqdaan kuwo khal khala taasi oo keeneysa in hormoonadii jirka kala sara maraan taasi oo ay ka dhalaneyso dhalmo la'aan joogto ah.
Hormoon ka FSH wuxuu ka qeyb qaataa kobcinta ugxanta, haddii ugxan sidaha uusan shaqaynin oo ugaxantii la rabay uusan soo saareynin waxaa kor u kaco
hormoon ka FSH.
Dumarka ka cabanaya dhalmo la'aanta hormoon kooda FSH na uu
kacsan yahay cilladu waa ugxan sidaha oo markaa wax yeelo kaga timid jirooyin ka ay ka mid ka yihiin caabuq ama buro ama galka ukxan sidaha oo biyo galaan sidoo kale waxa ay dhibaatada ka imaan kartaa cudurada aan kor ku soo xusnay sidoo kale waxaa jiraan iyaguna cuduro iyo cillado fara badan oo markaa dumarka iyo ragga intaba ku sababa dhalmo la'aan joogta ah kuwaasi oo badan kooda aan ku soo koobnay aad na ku arkeyso marka aad gudaha u gasho page dhalmo la'aanta kor ka eeg .Marka level ka hormoon ka FSH uu sare u kaco taasi bedel keeda waxaa dhaceysa in level ka hormoon ka kale estrogen ku hoos u dhaco bil kasta ukxansidaha dumarka waxaa uu soo saaraa ukxan taasi oo macna heedu yahay in xubnaha taran ka haweenta isu diyaariyo laba arrimood tii suura gal noqota.
1: in xubnaha taran ku sameeyaan holw gal uur yeelasho ah waa haddii xiligaa ukxanta laga soo saaray galka ukxan sidaha haweenta ay kulmaan gabadha iyo nin keeda labadooda na yihiin markaa dad xubna hooda taran ku yahay kuwo caafimaad qaba.
2: haddii ay markaa ukxanta laga soo saaray galka ukxan sidaha haweenta ninka iyo xaaskiisa kulmi waayaan muddo kooban markaa jirka haweenta waxa uu isu diyaarinayaa dhiiga caadada taasi oo markaa ka dhalaneysa marka uur imaan waayo waxaa hoos u dhaca level kii hormoon ka FSH waxaana sare u kaca level ka hormoon ka estrogen si markaa uu u soo jajabiyo dhiiga saaran darbiyada murqaha makaanka dumarka dhiigaas oo markii hore loogu tala galey haddii uur yimaado in ilmaha ku beermaya gudaha ilmo galeen ka uu quuto.
Sidaa aawgeed marka haweentu tahay qof caafimaad qaba dhalmo deys na aheyn waxaa la rabaa in hormoon ka FSH uu sare u kaco xilliga ukxanta dumarka laga soo saarayo galka ukumaha haweenta kadib markaa haddii uu uur imaanin oo haweentu la kulmin nin keeda muddo yar kadib waa in uu hoos u dhacaa level ka hormoon ka FSH taasi bedel keedana uu sare u kacaa hormoon ka kale ee estrogen ka si caadada u imaato ukuntii galka laga soo saaray ee fuuntada noqotay iyo dhiigii uu quudan lahaa ilmahii beermi lahaa haddii uu kulan dhaco jirka looga soo saaro kadib marka caadada dhamaato jirka isu diyaariyo siduu ku soo saari lahaa ukun kale process ka bisha xigta.
Sidoo kale waxaa xusid mudan in marka dumarka dhalmada ka baxaan waxaa hakata caadadii ay heli jireen sababtu maxey tahay.
Sababta waxa ay tahay sida aan haddaba kor ku soo sharaxnay waxaa sare u kacaaya level ka hormoon ka FSH isagoona markaa aan marna hoos u dhaceynin oo sidaa joogto ku noqonaya sidoo kalena waxaa hoos u dhaca level ka hormoon ka kale ee estrogen ka isagoona markaa aan sare u soo kaceynin taasi oo ah markaa caksiga waqtiga haweenta dhalmada ku jirto oo ah in hormoona deeda marna mid level kiisa sare u kaco mid na level kiisa hoos aado marka mid sare u kaco level kiisa mid ka kalena level kiisa hoos aado.
Umuurtan sare u kicida iyo hoos u dhicida hormoonada oo joogto noqdaan isla markaana is bed bedel sameyn waayaan waxa ay ka imaaneysaa ukxansidaha dumarka oo howl gab noqda shaqada ka fariista taasi oo la macno in galka ukumaha ee haweenta wax ukuma ah uu san soo saareynin wax uur iyo dhalmo ah oo markaa jireysana malaha ilaa xaalada is bedesho xal daaweyn oo rasmi ah na la helo.
Haddaba haddii aad leedahay dhibaatooyin la xiriira xagga taran ka iyo dhalmada isla markaana uur yeela shada aad kala kulantay dhibaato ama dhaqaatiirta aad la kulantay xubnahaaga taran ka kaaga sheegeen cillado iyo cuduro markaa kaa hor taagan dhalmada ilaa imikana aadan u helin xal caafimaad oo waara inshaa allaah
La soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah daawooyin kaas oo isugu jiro daawooyin dib u soo kobcinaya ukxanta howl gabka ah daawooyin caadada iyo hormoonada saxaya isla markaana balance gareynaya daawooyin dhamaan xubnaha taran ka ka sifeynaya infection nada iyo caabuq yada xubnaha taran ka daawooyin markaa si rasmi ah u furaya tuubooyin ka makaanka dumarka iyo daawooyin markaa caawinaya uureysiga oo dhamaan tood hal daaweyn isku ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.