TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday, May 29, 2012

Waa maxay kubuub yada





Waa maxay kubuubyada?
kubuubyada waa dareen qeybo jirka kamida laga dareemo oo aan caadi aheyn lagana dareemi karo dhamaan qeybaha jirka oo dhan.
maxaa keena kubuub yada joogtada ah?
Sababaha keena kubuub yada joogtada ah aad iyo aad ayey u farabadan yihiin waxaana kamida kubuubyo timaada marka qofka uu muddo dheer meel fadhiyo ama jiif sado isagoona u fariista ama u jiifta hal dhinac sidoo kalena waxaa jirta kubuubyo imaaneysa marka qofka ay ku dhacaan cudurada iyo xaaladahan soo socda.
1: cudurka sonkorowga.
2: dhaawac neerfaha ah waliba dhaawaca qofka ka gaara qoorta wuxuu ku keeni karaa kubuubyo ka qaban karta qeyb kasta oo jirka kamida sida lugaha gacmaha.
3: sidoo kale haddii qofka dhaawac uu ka gaaro qeybta hoose ee dhabarka waxa ay ku keeni karta kubuubyo lugaha kaga timaada.
4: cadaadis ku yimaada neerfaha ku dhereran laf dhabarta ayaa isaguna ah sabab kale oo keeni karta in kubuubyo timaado.
5: cadaadis ka ku dhaca marka qaar kamida xididada jirka weynaadaan ama qeybo jirka kamida ka soo baxdo buro ama sidoo kale qeyb jirka kamida marka ay qaado caabuq infection sababa haasi oo dhan waxa ay keenayaan in kubuubyo ku timaado qofka.
6: meel kamida jirka qofka oo uu gaari waayo qul qulka dhiiga sababo cudur ayaa kamida arrin taani.
7: cudurka qalalka ayaa kamida cudurada keena kubuubyada
8: dhiig karka ayaa kamida cudurada keena kubuub yada.
9: haddii maadooyin ka calcium ka potassium iyo sodium ta jirkaaga ku jirta ay yihiin kuwo markaa hooseeya waxaa imaaneysa kubuubyo.
10: haddii jirkaagu ay ku yaryahiin vitamins yada gaar ahaan vitamin B12 waxa ay sabab u noqon kartaa in ay kubuubyo timaado.
11: dhaawac neerfa yaasha soo gaara sababo la xiriirta isticmaal ka tubaakada iyo aalkolada.
12: shucaac isku daaweyn qalabka shucaaca wax ku daaweeya oo la isku daaweeyo.
13: qaniin jooyin ka qaar kamida xayawaanada wax qaniina sida caara caarada.
13: cudur keena yaasha kala ah sixirka jinka iyo isha ayaa iyaguna ah sababo aad u weyn oo keena kubuub yada.
sababa haasi iyo kuwo kale ba waxa ay keenaan kubuub yada sida badan kubuub yada joogtada ah waxa ay bixisaa fariin ah in qeybo jirka kamida ama guud ahaan caafimaad ka jirka uu sax saneyn isla markaa na ay jiri kareyso xaalado caafimaad oo qatar ah iyo kuwa sahlan intaba
Haddaba kubuub yada joogtada ah ayaa iyadu ah dhambaal kuu sheegaya in jirkaaga la soo daristay xaalad caafimaad daro oo noqon karta mid marka sahlan ama mid markaa khatar ah.
Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya ama uu jiro cudur markaa dhibaato caafimaad kugu haya ama ay jirto xaalad markaa kugu heyso dhibaato iyo ciriiri ama ay jiraan wax yaabo aad jeclaan laheyd in hesho sida taran ka isla markaana cudur iyo caafimaad daro ay kaa hor joogsatay bi idnillaah tacalaa la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.