TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, May 19, 2012

Howl gabidda xubnaha taran ka xilli hore ma tahay arrin caafimaad ahaan la iska aqbali karo





Dhab ahaantii Aadamiga waxa uu ka
kooban yahay Jismi iyo Ruux Aadanaha wax fikir ama aqoon ah kama heysto qaabka ay u
samaysan tahay Ruuxda marka lage reebo in la sheegi karo oo kaliya noocyada nafta ay u kala baxdo sababtoo ah Allah S.W ayaa quraan kiisa ku sheegay in RUUXDA
TAHAY AMARKA EEBE.
Laakiin Binii’aadam ka waxaa Allaah
baray Cilmiga Jismiga ama qaabka uu u samaysan yahay islamar kaana u shaqeeyo Jirka Aadamiga taasoo Saynis ahaan loogu yeero (Anatomy and Physiology).
Hadaba jirka Aadanaha waxa uu ka kooban yahay bilyano Unugyo ah iyo waliba habdhisyo
kor u dhaafaya toban oo loo yaqaano
(Human systems), waxaana ka mid ah habdhis yadaasi
habdhis ka taranka (Reproductive system) oo ay dhaqaatiirta ugu yeeraan Hab dhiska waarida Sinjiga.
Sidaas darteed habdhis kasta waxa uu leeyahay shaqo gaar ah, tusaale ahaan hab dhiska Neef sashada (Respiratorty system) waxa uu leeyahay shaqo gaar ah,
mana dhici karto in Hab dhis shaqa diisa uu fuliyo hab dhis kale, hadiise ay dhacdo in shaqadiisa ay istaagto waxaa dhacaysa caafimaad daro wayn, waana sidaas dhamaan habdhis yada kale walow ay kala muhiimsan tahay shaqadooda oo
qaarkood la’aan tood nolosha ay san
suuro galaynin, hayeeshee waxay
culumada barashada jirka Aadamiga isku waafaqeen in cudduro imaanayaan hadii habdhis gabo shaqadiisa.
U jeedada caafimaad ee qoraal kan ayaa waxaan jecel nahay in aan bulshada soomaali yeed u iftiimino dhibaatooyin ka ay leeyihiin shaqo joojinta hab dhis yada jirka waxaana soo qaadaneynaa marka hore dhibaatooyin ka soo waajaha hab dhiska taran ka banii aadam ka oo isagu ah mid ahmiyad weyn u leh sii jiritaan ka banii aadam ka iyo dunida ba.
Haddaba waxaa jirta in hab dhiska taran ka banii aadam ka oo ka kooban xubnaha taran ka ragga iyo dumarka ay soo waajahaan cuduro iyo xanuuno badan oo keeni karaan shaqo joojin ku timaada xubna haasi ha noqoto mid daran oo ah in dhamaan xubnaha taran ka sameeyaan shaqo joojin buuxda iyo mid roon oo ah in xubnaha taran ka xoogaa gaabis ku dhaco Ama qeybo kamida xubnaha taran ku shaqada joojiyaan taasina ugu dambeynta waxa ay keeni kartaa in dhamaan xubnaha taran ku shaqada joojiyaan sababtoo ah hordhaca qormadeena ayaa waxa aan ku soo sheegnay in haddii mid kamida hab dhis yada jirka ee toban ka ahi uu sameeyo shaqo joojin ama uu ku yimaado caajis xagga shaqadii alle ugu tala galey in dhamaan hab dhis yada kale iyaguna jooji nayaan hab sami u shaqeyn tii hore taasina waxa ay keeneysaa in ay timaado caafimaad daro guud ahaan wada saameysa jirka qofka.
In badan waxaad arkeysaa dumar soomaali yeed oo ka yar da'da 45 ka sano ee xiliga haween ku galaan dhalmo deys ka ka hor joojiya dhalmada iyo habka wareega caadada saxda ah oo ah in haweentu hesho bil kasta caado taasi oo cadeyn u ah in haweentu 75% xubna heeda taran ka iyo taran keeduba caafimaad qabaan balse waxaan aragnaa dumar fara badan oo aanan helin caadada muddo sanado ama bilooyin iyagoo aan wali gaarin xilliga dhalmo deys ka
Oo ka bilaab ma marka da'da haweentu gaarto sanad ka 45 naad ee cumrigeeda.
su'aasha is weydiin ta leh waxaa waaye dumar kaan iyaga ah ma caafimaad qabaan?
Ma dhici kartaa in dumar ka aan helin caadada muddo sanado ama bilooyin in ay galeen xilliga dhalmo deyska iyagoo aan gaarin da'da 45 ka sano?
Suurta gal ma tahay in haddii haweenta uu ku dhaco howl gabka hab dhiska taran ka ka hor xilliga dhalmo deyska in arrin taasi ku keento caafimaad xumo muddo dheer soo jiitan ta?
Haddii aan ka jawaabno su'aasha hore dumarka ku sugan xaalada noocaasi ah isla markaana aan wali gaarin da'da dhalmo deys ka haddana aaney saxneyn caada dooda iyo dhalma dooda inta ba ma aha haween caafimaad qaba haba ahaadeen iyaga kuwo markaa aan xanuun dareemeynin waayo howl gabka ukxanta dumarka, dumarka qaarkood ma dareemaan wax xanuun ah sidoo kale cudurada qaar ee keena dhalmo la'aanta iyo howl gabka xubnaha taran ka guud ahaan oo uu yahay kan ugu sahlan cudurka infection ka ee ku dhaca xubnaha taran ka kilyaha iyo kaadi mareen ka cudurada chlamydia iyo cudurka kale ee jabtada dhamaan cudurada la isugu gudbiyo xiriir ka galmada intooda badan dumar ka marka ay ku dhacaan ma muujiyaan wax calaamado ah sida in ay xanuuno dareemaan taasi waxa markaa ka dhalan karta in haween badan iska waayaan caadadii u imaan jirtay bil walba markaana u qaataan in ay galeen waqtiga dhalmo deys ka iyadoona haweenta uu jirkeeda ku jiro cudur markaa hakad geliyay wax soo saarkii jirkeeda kadib marka uu cudurka ka gudbo in uu howl gab ka dhigo xubnaha taran ka haweenta ama ragga ba haddii markaa cudur dhaliya haasi uu yahay noole ku tarmay gudaha xubnaha taran ka isla markaana sababay shaqo ka fadhiisiga xubnaha taran ka kadib waxaa dhaceysa in noola ha cudur dhaliya ahi uu u gudbo raaco qul qul ka dhiiga qofka isagoona markaa weerar ku qaada xubno kale ama hab dhisyo kale oo muhiim ah sida maskaxda oo kale taasi oo keenaysa in markaa qofka ay la soo daristo caafimaad daro meelo badan oo jir ka kamida kaga timaada marka jawaabta ayaa ah dumarka iyo ragga ka hor da'da 45 ka sano xubnahooda taran ka ay howl gab ka noqdaan 85% waxa ku keenaya arrin taasi waa cudur nooca uu doono ha noqdee.
Jawaabta su'aasha xigta dumarka ilaa sanad ka 45 sano ee cumrigooda si saxiix ah ayey u dhalayaan haddii alle u qadaro balse su'aasha waxaa ay tahay haweenta ku dhaleysa da'da 45 sano ma tahay haweeney caafimaad qabta mise waa haweeney jiran jawaabta saxda ahi waxaa weeye waa haweeney caafimaad keedu uu saxiix yahay.
Qodobka ah sabaha keena dhalmo la aanta waa qodob aad u ballaaran walow aan hore maqaalo caafimaad uga qornay oo aad ka heli karto webka sida page ka dhalmo la aanta
Haddana xalka rasmiga ee qodob kaan ayaa waxa uu ku soo uruura yaa in adiga naftaada aad is weydiiso horta ma waxaa tahay qof caafimaad qaba mise waxaa tahay qof jiran?
Haddii jawaab taadu noqoto caadada ma helin sanado ama bilooyin dhalma deydana hakad ayaa ku yimid macnaha hadal kaaga waxa uu noqonayaa in aad tahay qof xanuun san oo markaa u baahan in dhaqtar uu ogaado xanuun kaaga rasmiga ee kuu diidaya in caada daada iyo dhal madaada ba sax noqdaan.
daba gal ka iyo falan qeynta cilla da haaga iyo xanuuna daada oo aad dhaqaatiirta u sheegato waxey soo dada jisaa in cilladaada la aqoon sado isla markaana aad u hesho xal daaweyn oo kama dambeys ah.
qoraal kan caafimaad waxa uu saameyn ku leeyahay rag iyo dumar dhamaan inta u dhaxeysa da'da 20 ka sano ilaa da'da 50 ka sano ee ay haleeleen dhibaatooyin ka la xiriira xubnaha taran ka sida hoos u dhaca awooda jinsiga rag iyo dumar howl gabka xubnaha taran ka iyo guud ahaan hab dhiska Taran ka rag iyo dumar tan dambe waxaa ku guda jiraan xaaladahan soo socda.
1: caadada oo la waayo dumarka.
2: caadada oo wareer ta dumarka.
3: howl gabka ukxanta dumarka.
4: khal khal ka hormoonada ku dhaca rag iyo dumar intaba.
5: xirnaan shaha tuubooyin ka makaan ka dumarka.
6: xirnaan shaha tuubooyin ka shahwada soo qaada ragga.
7: howl gabka dareen ka jinsiga rag iyo dumar.
8: biya baxa deg dega ragga.
9: shahwo yarida ragga.
10: shahwo la'aanta ragga
11: dhicis ka dumarka.
12: yaraan ta iyo la'aanta noola yaasha shahwada ku jira ragga.
13: tabar yarida raganimada ragga.
14: jimicsiga xad dhaaf ka ah dumarka.
15: unug yada ilmo galeen ka oo dibada ilmo galeen ka ku kora dumarka.

Sidoo kale ragga iyo dumarka waxa ay wadaagaan qeybo badan oo kamida cudurada keena dhalmo la aanta iyo howl gabka xubnaha taran ka iyo guud ahaan hab dhiska taran ka ragga iyo dumarka
Cuduradaan ayaa noqon kara kuwo ku koob naada qof kamida labada is qaba isla markaana qof kaasi uun ku keena dhalmo la aanta iyo kuwo labadooda ba wada saameeya isla markaana ku keena dhalmo la'aan joogto ah.
Sidoo kale waxaa jiraan asbaabo kale ee farsamo oo keeni kara dhalmo la'aan joogta ah waxaana kamid ah.
1: isticmaal ka mukhaada raad ka guud ahaan qaad ka iyo sigaar ka iyaga ayaa ugu horeeya rag iyo dumar ba waa ku keeni karaan.
2: Isticmaal ka daawooyin ka qaar kood rag iyo dumar ba waa ku keeni karaan dhalmo la aan joogto ah.
3: aqoon la'aan ka heysata labada is qabta qaabka ugu fiican in la isugu galmoodo ayaa kamida asbaaba ha keena dhalmo la'aanta joogtada ah.
4: umuuro ay ka mid ka yihiin dad ka qaar kiisa oo dhalmo la'aanta ay u keenaan shayaadiin markaa jirkiisa ku jira iyo iyadoo la arkay dad badan oo la sixray oo markaa sixirkii dhasha ka hor istaagay marka laga daaweeyayna uu ubad helay marka nooc yo kamida sixirkana dhalmo la'aan joogto ah ayuu keenaa.
Haddaba haddii aad tahay qof xanuun san rag iyo dumar ha ahaado xanuun kaaga mid saameynaya hab dhiska taran ka ama hab dhis yada kale ee jirka banii aadamka ama ay jiraan dhibaatooyin la xiriirta xagga taran ka dhalmo la'aana ay jirto ama xubnaha taran ku yeesheen cillado iyo shaqo joojin markaa sabab u ah dhalmada in hakad uu ku yimaado ama ay jiraan cuduro markaa caqabad ku ah nolosha iyo taran ka banii aadam ka la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah xarumaha caafimaad ka ee website kani waxaa diyaar idiin kugu ah ilaa 40 dhaqaatiir oo 8 kamida ay ku takhasuseen dhamaan cudurada iyo cilladaha la soo darsa hab dhis ka taran ka iyo guud ahaan ba xubnaha taran ka banii aadam ka la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.