TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Monday, March 19, 2012

Ma waxaa tahay qof xanuun san ma
waxaa jira xanuun ama xanuuno badan
oo noloshaada caafimaad kaada iyo
jirkaaga ba saameeyay dhibaatooyin
badana aad kala kulantay ma dhici kartaa
in aad leedahay calaamada haan iyo cillada haan soo socda?
1: daal fara badan
2: madax xanuun
3: caajis joogta ah
4: kor bur bur ama kor jajab joogta ah
5: murqo xanuun lafo xanuun margiyaha oo ku xanuuna
6: xanuun iyo muruq garbaha hoos tooda
kaaga taagan
7: gaas joogto ah
8: calool fadhi calool istaag joogta ah
9:kor xanuun joogta ah. 10: wareer
11. dhabar xanuun
12: xanuun xudunta hoosteeda miskaha
iyo wareega ubucda iyo dhabarka oo
dhan badanaa dumarka
13: xaglo xanuun xaglaha oo ku soo kaga 14: tabar yari iyo hoos u dhac guud ahaan
jirkaaga ah
15: goo go id iyo daadasho timaha oo
zaaid ah
16: dibiro aad aragto mararka qaarkood
ama joogto ah 17: hurdo xumo hurdo la aan
18: dhiig yari anemia
19: kor olol korka oo aad ka dareento
kuleyl gubasho joogto ah
20: caga olol cagaha oo aad ka dareento
gubasho ama kuleyl 21: ma waxaad leedahay kubuubyo
lugaha gacmaha ama meelo kaleba
DADKA QAARKII WAXEY LAHAAN
KARAAN ASTAAMAHAN SOO SOCDA.
22: ilko xanuun cirid xanuun ilkaha oo
madoobaada isla markaana bur bura cirid ka oo dhiiga iyo hawo qurmuun oo
afka ka soo baxda daaco badan.
DUMARKA WAXA AY LAHAAN KARAAN
ASTAAMAHAAN SOO SOCDA.
23: xanuun xagga caadada ah socod ka
caadada oo yaraada ama socod ka caadada oo ziyaado noqda caado wareer
oo ah caadada oo marna timaada marna
la waayo oo aan la helin waqtigii ay
imaan jirtay ama gebi ahaan ba caadada
oo la waayo muddo badan iyadoona
haweentu gaarin da,da quusta. 24: aaryo caloosha ku wareegata iyo
casiraad joogta ah.
25: dibiro marka caadada soo dhaw
dahay marka caadada joogto iyo kadib
marka ay dhamaato
26: uur beenaad haweenta oo isku aragta marar ka qaarkood calaamadaha iyo
astaamaha uurka lagu garto oo dhan oo
ay kamid tahay dhaqaaq gudaha
calooshooda ah iyo caloosha oo soo
weynaata sida marka haweenta uur
leedahay muddo kadib na uurkii iska baaba,o oo noqda mid dhalan teed ah.
27: dareen ah xilliga caadada in naasaha
haweenta noqdaan kuwo caano qaad ah
oo ay karaan isla mar kaana xanuunaan.
28: bog xanuun joogta ah bogga oo ku
xanuuna ama sida dadkeena somalida u taqaano beer xanuun inta badan la
dareemo.
29: cunto xumo joogta ah qaaada shada
cuntada oo aad kuu dhibta cuntada oo
aadan qaadan karin ama marka aad
cuntada cunto oo aad dareento xanuun. 30: wadno garaac badan wadnaha oo aad
kuu garaaca ama gariir wadnaha ah
31:. Naxdin badan ama naxdin joogta ah
inta badan ama mararka qaar kood oo
aad naxdo.
32: cun cun iyo mad madow aga gaarka indhaha sida xiribaha.
33: timaha oo gurma gurmida iyo goo go,
idda timaha oo zaaid noqota gaar ahaan
xilliga shanleysiga dumarka ayeyna ku
badan tahay.
34: xubno kamida jirkaaga oo aad qiyaaseyso in hilibka ka dhamaaday sida
lugaha hoose sida anqow yada ama
lafaha gacmaha.
35: maskax xanuun joogto ah
36: dulqaad yari iyo xanaaq badan oo
aadan lahaan jirin 37: cun cun dabada meesha saxarada ka
timaado ah
38: saxarada oo aad ku aragto dhiig yar
oo dhinac ka heysta.
39: dhidid la aan dhidid ka oo kugu yar
40: qar qaryo aad dareento xiliyada galabkii iyo aroortii.
40: oodimo kugu taagan inta badan
41: wahsi badan
42: hilmaan badan
43: jirka dhan oo noqda mid danqada oo
bislaada 44: aragtida indhaha oo naaqus ku
timaada ama indhaha oo yeesha hilib
badan iyo indhaha oo caad fuula.
RAGGA WAXAA DHEERI KU AH
45: hamiga iyo dareen ka ragganimada
oo hoos u dhaca. 46: xubin ka taran ka ragga oo yaraada
iyo mid kamida xiniin yaha oo yaraata.
47: biya bax deg deg ah xilliga galmada.
48: shahwada ninka oo is bedel ku dhaca
sida in ay noqoto biyo biyo iyo in tirada
noola yaasha shahwada ku jiraan yaradaan iyo hakad ku yimaada
dhalmada ninka iyo guud ahaan dhalmo
la aan.
DUMARKA WAXAA DHEERAAD KU AH
49: dheecaan cad oo leh ur aan wanaag
saneyn oo ka yimaada farjiga. Ur aan wanaag saneyn oo ka timaada
Farjiga xiliga galmada.
Hamiga iyo dareen ka jinsiga haweenta
oo hoos u dhaca iyo xanuun ay dareento
xilliga galmada.
50: Burooyin haweenta kaga dhaca makaanka iyo khal khal ku dhaca
hormoonada haweenta sidoo kale
haweenta oo ay ku dhacaan dhibaatooyin
la xiriira ukxanta dumarka sida ukxan
sidaha fiixda leh unug yada
endometriosis iyo howl gabka ukxanta dumarka cuduradaan ku dhaca ukxanta
dumarka ayaa keena dhibaatooyin kala
duduwan oo ay kamid tahay dhibaato
caafimaad darro ah iyo mid dhalmo la
aaneed.
WAXAA SUURA GAL AH KADIB MARKA AAD ISKU ARAGTAY QEYBO KA MIDA
XANUUNADAN IYO CALAAMADAHAN
KADIB IN AY KUGU DHACEEN QAAR
KAMIDA CUDURADAAN SOO SOCDA.
51: DHIIG KARKA
52: DHAG XAANTA KILYAHA 53: CUDURKA SANBOORKA
54: CUDURADA SUUSKA AFKA IYO YIRID
KA
55: sidoo kale dadka qaba cudurkaan
waxey isku arkayaan cudurka infection ka
ee kilyaha iyo kaadi mareen ka oo badanaa joogto ah sida kaadida oo ku
gubta kaadida oo aad xanuun ka
dareento kaadida oo aadan celin karin
sida haddii suulliga lagaaga hormaro ama
meel suuliga ka dheer aad joogto.
Sidoo kale dadka qaba cudur kaan waxaa ay arki karaan barar lugaha hoose ah
siiba dumarka.
Dadka qaar kiisa ayaa lahaan kara qufac
xabad xanuun iyo guud ahaan raaxo
la,aan joogta ah.
qasab maha in dhamaan dadka qaba cudur kaani dhamaan tood isku arkaan
ama ay wada lahaa daan cilladaha iyo
calaamadaha cudurkaan oo dhan qaar
dadka kamida ayaa lahaan kara dhamaan
cilladaha iyo calaamadaha cudur kaan
qaar kale ayaa lahaan kara qeybo kamida calaamadaha iyo cilladaha uu keeno
cudur kaan.
Haddaba haddii aad isku aragto ama
aaad leedahay dhamaan ama qaar
kamida calaamada haan iyo cillada haan
la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu
diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad
hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn
caawimaad inshaa allaah ogowna cudur
kaan ma aha cudur fudud wax yeela diisuna sahlan tahay balse waa cudur kala
dhan taala nolosha iyo mustaqbal ka
caafimaad ka qofka reer ka iyo
awlaadaba waayo cudur kaani waa cudur
la isu gudbiyo waana cudur la kala dhaxlo
haddii aad adiga kaliya qabto saameyn tiisa waxey gaari kartaa qoys kaada oo
dhan sida xaaska iyo caruurta cudur kaani
waa qatar wax yeeladiisa iyo saameyn
tiisa balse waa cudur si fudud loo
daaweyn karo inshaa allaah la soo xiriir
dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah inshaa allaah mahad sanidiin.