TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Monday, March 19, 2012

Aaryada ka soo baxda xubinka taranka haweenka

Aaryada ka soo baxda xubinta taranka ee
haweenka waa xaalad jirta laguna
magacaabo "Flatus Vaginalis ama
Vaginal Flatulence", waxayna ka dhalataa
aaryo ku aruurta xubin ka taran ka taasoo
cadaadis xoog leh ku soo baxdo wax yar ka dib waliba marka uu qofku sameeyo
wax cadaadis abuuraya sida in qofku
fariisto, ama fooraarsado ama isagoo
waxba
sameynin mararka qaar Hawada markii
ay soo baxayso waxay lahaan kartaa gariir ama guux inta ba . Waxay badanaa
hawada gashaa xubin ka taran ka ee
haweenta xiliyada haweentu sameyso
galmo ,ama jimicsi ama haweenta oo aan
waxna samayn haddii aad leedahay
cudurka murqo dabac sanaanta ee xubin ka taranka haween ka ku dhaca mararka
qaar kood haween ka ayaa isku arki kara
aaryo ama neef ka timaada xubin ka
taran ka haweenka
dhalmada ka dib) Hawada waxay u soo
baxaysaa sida neefta ka timaada meesha saxarada oo kale laakiin malahan wax ur
ah, in kas too badanaa wax dhibaato
caafimaad aysan laheyn arrin taani
laakiin waa wax xishood iyo
dhaxdin ku abuura haweenta marka ay
isku aragto. Hadii hawada soo baxayso ay leedahay
ur sida neefta ka timaada meesha
saxarada waa in si deg deg ah loo
daaweeyaa cilladaana waxaa badanaa
sababta (Fistula) ama dalool isku furan
oo u dhaxeeyo dabada iyo xubin ka taran ka haweenta ee farjiga. Xaaladaan kuma
xirna da'da iyo in haweentu tahay gabar
iyo in aysan aheyn gabar intaba waana
isku arki karaan gabdhaha iyo dumarka
kaleba.
Sidoo kale waxaa jiraan cuduro kale oo keeni kara xaaladaan oo kale isla
markaana haweentu isku arki karto
cilladaan si joogta ah cuduradaasi waxaa
kamida cudurada sababa dabaca
murqaha xubin ka taran ka haweenka ee
farjiga iyo sidoo kale cudurka baabasiirka oo isagu caan ku ah arrintaan.
Sidoo kale waxaa jirta iyadana xaalad
kale oo haweenka ku dhacda qaab
ahaana u dhow cilladaan balse kala
duwan tan dambe haweenta ayaa isku
aragta hawo ama uumi ka soo baxaya farjiga ama dabada iyo farjiga ba oo
wada socda umuur tan iyo tan haatan aan
ka soo hadal nay waa kala duwan yihiin
cilladaan uumiga ka soo baxaayo farjiga
ama farjiga iyo dabada badanaa waxaa la
socota waran ama qori oo kale in dabada ama farjiga kaa duraayo oo kale sidoo
kale tani waa cillada dambe ee waxaa la
socdaan xanuuno iyo cillado kale oo
badan oo jirka dhamaan laga dareemayo.
Haddaba haddii aad leedahay cillada
haan iyo dhamaan cillado kale iyo xanuuno kaleba jirro iyo xanuunana kula
dariseen ama ay jirto dhibaato caafimaad
darro meel kasta oo aad joogto la soo
xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website
kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay
daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo
rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad
inshaa allaah mahad sanidiin.