TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday, March 21, 2012

Waa maxay dhicinta ilmaha uurka ku jira.

Macnaha ereyga dhicin ama dhiciska waa uurka oo si aan lama filaan ah u dhamaada iyadoo ilmuhu lumayo ka hor todobaadka 24-aad ee uurka, badanaa Qiyaastii afartii uur mid baa dhicis ku dambeeya, dhicin ta intooda badani waxa ay dhacaan inta lagu jiro 12-ka todobad ee uurka ugu horeeya.
Xaaladaha qaarkood waxa dhacda inaan haweenaydu aanay marnaba ka warqabin in ay uur leedahay, waxaana laga yaabaa in ay yeelato caado raagtay, marmarka qaarkood na caado aad u daran ama aanay caado gafin ba. Dumar badan waxaa calaamadaha u horeeya ee dhicinta u ah dhiig ama dheecaan hoos ka yimaada, kaa soo mar marka qaar kood uu u wehliyo xanuun caloosha waa xudunta hoosteeda ee ama dhabarka ah oo u eg xanuunka caadada. Dhiigga hoos ka yimaada marka uurku bilawga yahay waxaa la dhahaa halis dhicin, qasabna ma aha inuu isu bedelo dhicin dhab ah. Dumar badan oo isku arka dhiig xaggooda hoose ka yimaada ayaa uur koodu noqon doonaa mid caadi ah. Waxa laga yaabaa in dumar badani ay arkaan calaamado sida lallabo ama naaso xanuun oo muddo kadib iska taga, haddii uu dhiig jiro iyo haddii kaleba. Kuwo kale waxa laga yaabaa in aanay isku arag dhiig ama calaamad kale midna ayagoon dareen ka qabin in wax khaldan yihiin, iyo in kale laakiin waxay ogaadaan muddo kadib in uurkoodi dhamaaday kaddib marka la sameeyo sawir caadi ah oo loogu tala galay ultrasound. taana waxaa lagu magacaa baa dhicin la gafay ama daahday. Haddii xanuunka calooshu yahay mid aad u daran, kulul ama hal dhinac ah, waxa laga yaabaa in taasi calaamad u tahay uur ku sameysmay meel ilmo galeenka ka baxsan (ectopic pregnancy). Taasi waa xaalad halis galin karta nolosha haweenta waana in isla markiiba deg deg xarunta caafimaad ka loo tagaa. Sababaha.Haweenka intooda badani ma helaan sababta keentay dhicintooda, sababta ayaana ah waxaa dhif ah in la baadho iyada oo haweentu uu ku dhaco dhicin ah saddex ama in ka badan. sababaha muhiimka ah ee sababa in haweenta dhiciso waxaa ka mida: 1: sabab la xiriirta Hidde : qiyaastii kala bar dhamaan dhicinta uurka hore sababta ay u dhacaan waxaa waaye suuro galka caadi la’aan koroomosoom Yada ah (chromosomal abnormalities). 2: Sabab la xiriirta hormoonada haweenka:
haweenka leh isbed bedalada hormoonada (hormonal irregularities) waxey ka mid tahay asbaabaha ugu badan ee sababa dhiciska waxaana laga yaabaa in ay ku sii adkaato uur yeelashada, marka ay uur yeeshaana waxa ay u badan tahay in ay dhiciyaan.
3: sabab la xiriirta hab difaaceed ka haweenta (immunological):
cudurada khafiifka ah sida hargabka ma laha dhib, laakiin qandho ama xumad aad u sareysa iyo cuduro gaar ah qaarkood, sida jadeecada jarmalka (Rubella), waxay keeni karaan dhicin.
4: Sabab la xiriirta jirka haweenta (anatomical): haddii afka ilmo-galeen ku dafiic yahay, waxaa laga yaabaa inuu bilaabo furitaan oo uu furmo marka ilmo galeen ku sii cuslaado xilliga dambe ee uurka waxaana laga yaabaa in taasi goor dambe keento dhicin.
Ilmo galeen aan qaab kiisu caadi ahayn waxa uu keeni karaa in aanu jirin meel ku filan koritaanka ilmaha.
Burooyinka waaweyni waxay keeni karaan dhicin xilliga dambe ee uurka. 5: sabab la xiriirta Borootiin la' aan: waxaa loo maleynayaa in la’aanta borootiinta (Macrophage inhibitory cytokine 1) ay door ka ciyaarto dhicinta. Cilad-sheegid Sawirka sanqadha adeegsada (ultrasound) ayaa ah habka ugu kalsoonida badan ee lagu garan karo dhicinta, laakiin baaritaan ka uurka (dhiig ama kaadi) iyo baaritaan jireed ayaa ah habab kale oo lagu garto waxa dhacay. Waxa laga yaabaa in baari taan ka guriga lagu sameeyo uu muujiyo uur dhawr cisho ka dib marka dhicintu dhacdo kaddib.
6: sabab la xiriirta cuduro ayaa iyadana kamida asbaabaha keena dhiciska ama dhicinta uurka.
Cuduradaasi waxaa kamida.
1: cudurka infection ka.
Infection nada kala ah
Listera monocytogenes.
Toxoplasma gondii.
Parvovirus B19.
herpes simplex.
Lymphocytic choriomeningitis virus
Dhamaan cudurada iyo infection nada aan kor ku soo sheegnay waxey sababi karaan dhiciska dumarka ku yimaada.
Sidoo kale waxaa kamida cudurada sababa dhicinta.
Thyroid disease.
Polycystic ovary syndrome iyo xaalad kale oo lagu magacaabo.
Leuteal phase defect.
Sidoo kale cudurada sababa dhiciska waxaa ka mida.
1: cudurka baabasiirka.
2: cudurka sonkorowga.
3: cudurka dhiig karka.
4: cudurada ka dhasha stress ka wal wal ka walaaca iyo isku buuq naanta.
5: isticmaal ka mukhaadaraad ka sida khamriga sigaar ka qaad ka iyo mukhaada raad yada kaleba.
Cudurada sababa dhiciska waxaa ka mida oo haweenka ku dhaca.
Cudurada la yiraahdo collagen vascular diseases waxaana kamida.
1: systemic lupus erythematosus.
2: antiphospholipid antibody syndrome.
Sidoo kale sababaha dhicinta uurka waxaa kamida dhaxal haweenta ay ka dhaxasho waalidiin teeda sidoo kale asbaabaha ugu badan ee dhicinta uurka haweenka dhiciyaan waxaa sababta bahasha loo yaqaano umul sabiyaanta oo ah iyada naag jin ah oo haweenka u gasha gudaha riximka isla markaana soo laada ilmaha uurka ku jira.
Si kastaba ha ahaatee haween badan oo ku dhaqan caalamka ayaa umuurtan dhicinta ilmaha ku sababtay gablan iyo iney waayaan dhamaan ubadkii calooshooda ku beermay qaar kale ayaa iyagana sidoo kale ku waayey ubad badan kalana kulmay dhibaatooyin xanuuno iyo dhiig bax qaar kale ayaa iyaguna ku waayay ubadkii caloosha ay ku sideen iyo naftoodii ba kadib dhibaatooyin xanuun iyo dhiig bax.
Dumarka somalida ayaa iyaguna kamida dumarka ay heysato dhibaatadan dhiciska. 15 ilaa 20 % dumarka uurka yeesha waa ay dhiciyaan sababo la xiriirta umuuraha aan kor ku soo sheegnay.
Sidoo kale dumarka uurka yeesha isla markaana uurkooda dhameystira oo aan dhicin uurka si caadi ah na u dhala balse ilamaha dhala iyagoo meyd ah dhintay ayaa iyaguna waxaa lagu tiriyaa in ay kamid tahay mowduucan dhicinta ah.Haddaba haddii aad leedahay dhibaato la xiriirta dhicinta ilmaha uurka ku jira iyo guud ahaan dhibaatooyin ka la xiriira xagga taran ka sida dhalmo la,aanta iyo guud ahaan ba haddii ay jiraan xanuuno iyo cuduro dhib iyo caqabadana aad kala kulantay una weysay daryeel iyo daaweyn ba
La soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawooyin rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.