TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Friday, October 14, 2011

YIRIDKA YIRIDKA

dhamaan saaxiibadeena qaaliga ahow maanta waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinayaa warbixin gaaban oo ku saabsan xanuunka yiridka loo yaqaano.
yiridka waxaa loo yaqaanaa ( Gingivits) waa xanuun ka bilowda afka kadibna wuxuu saameeya ciridka ilkaha quumanka dhuunta hunguriga tuubada dheer ee hunguriga caloosha ugu dambeyntana wuxuu saameeyaa beerka.
Noolaha sababa infection ka iyo xanuunka loo yaqaano ( Gingivits) waa nooc kamida waxa loo yaqaaano fungi ama ( fungus) waxaa jirta bacteria qaabilsan ka ilaalinta fungiga inuu u gudbo afka iyo gudaha jirkaba dhowr arrin sababteed ayaa waxaa dhacda in bacteria daasi meesha ka baxdo sida marka qofka qaato dawooyinka antibiotics ka ama hoos u dhac ku yimaada nidaamka difaaca jirka banii aadamka ha noqoto sabab cudur ama mid nafaqo la aaneed ba marka bacteria daasi meesha ka baxdo noolahani waxaa u suurta gasha in uu si fudud ku galo afka halkaana ay ka bilaabato waxyeeladiisa infection ka.
Calaamadaha lagu garto xanuunkan waxaa ka mida.
1:gowsaha oo madoo baada
2:ciridka oo dhiiga sida marka qofka ilkaha cadeysanayo.
3:ilkaha iyo gawsaha oo jilca lig ligasho.
4:wax cad ama jaalle ah oo carabka kaa fuula lana moodo huuro mana aha.
5:dhaawac kaa saameeya ciridka quumanka ilaa dhuunta.
6: af ur afka oo laga dareemo riix aan wanaagsaneyn.
7:laqidda oo ku dhibta marka aad wax cuneyso.
8: gaas aad dareento mar mar
9: muruq. Garbaha hoostooda ah
10: xabad xanuun. xabadka oo ku xanuuna
hadaba xanuunkan yuu ku dhici karaa?
Xanuun kan wuxuu ku dhici karaa qofkasta oo ay u soo baxeen ilkaha dambe ee soo baxa marka ay dhacaan ilka caanoodka rag iyo dumar qof weyn iyo mid yar ba.
Xanuun kan sidoo kale wuxuu ku dhici karaa dadka qaba ama ku imaan karaa dadka qaba xanuunadan soo socda.
1: cudurka sokorowga
2: cudurka baabasiirka
3: gooryaanada. Dadka qaba gooryaanada qaarkood
4: dadka uu ku dhaco cudurada difaaca jirka hoos u dhiga sida ( HIV ) ga iyo cancer ka.
Xanuun kan maleeyahy daaweeyn?
Haa inshaa allaah xanuun kan daawo la hubo wax tarkeeda ayuu leeyahay daawada xanuun kan waxaa la qaataa muddo bil ah 30 maalmood.
Waxaana laga qaataa afka.
Daawada waxey sameynaysaa marka hore.
1: iney nadiifiso afka guud ahaan
2: iney baabi iso dhaawaca afka dhan.
3: waxey joojiney saa ciridka oo dhiiga
4: waxey adkeynay saa ilkaha dhamaan
5: waxey ka baabi ineysaa ilkaha madow gii ku dhashay.
6: waxey ilkaha ka soo dhiseysaa salka hoose ee ciridka.
7: gebi ahaan ba waxey ka taqaluseysaa noolaha sababey xanuunkan.
8: waxey nafaqeynaysaa ilkaha oo daawada waxaa ku jirta maadada (calcium) ka oo iyadu xoojisa lafaha guud ahaan. Sidoo kale daawada waxaa ku jira vitamin c oo xanuunada ilkaha iyo ciridka ba wax badan ka caawiya iyo guud ahaan ba jirka oo dhan.
Daawada malaha wax dhibaato ah oo lagala kulmayo isticmaalkeeda waxaad isticmaali kartaa adiga oo wadanaya howlahaaga shaqo cuntooyinkaagii caadiga ahaa dhamaan. kaliya waxaa lagaa reebayaa mudadaasi bisha ah ee aad daawada qaadaneyso inaad sameyso ( xirriir jinsiyeed ) tani waxey caawineysaa habsami u shaqeynta daawada
Daawada waxaa la diyaarinayaa marka lagaa helo dhamaan wixii war bixin ku saabsan xaaladahaaga caafimaad sida.
1:da daada
2: xanuunka aad dareemayso.
3: xanuuno kale hadii ay jiraan adiga iyo waalid kaaga xanuunada ay qabi karaan.
4: daawooyinka iyo cuntada wixii aad allergy ku tahay.
5: iyo inta waqti ah ee xanuun kan ku hayey.
6: iyo inta sano ee aad jirto iyo miisaan kaada inta uu yahay.
Dhamaan arrimahan ogaansha hooda waxey qeyb weyn ka qaadanayaan in laguu diyaariyo daawo safe ah kuna haboon xanuun kaada inshaa allaah.
Sidoo kale intaad daawooyin ka isticmaaleyso waxaa lagaa reebayaa wixii kuu daran iyo wixii daawada u daran ba.
Inshaa allaah si laguu caawiyo wax badana aad u ogaato la soo xiriir dhaqaatiirta page kan ka howl gasha.
Waxaan kuu ballan qaadeynaa inshaa allaah adeeg nadiif ah iyo amaano.
Daawada waxaa laguu gu soo gaarsiin karaa qaabab badan oo ay ka mid tahay boostada (post) (D.H.L) PARCELS meel kastoo aad joogto. ( EEG PEGE KA NALA SOO XIRIIR ) Mahad sanidiin.