TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Friday, October 14, 2011

SALIID MACSARO

Macsarada waa saliid aad u qaali ah
lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo
koobi karin. Saliid macsarada waxaa la isticmaali
jiray kumanaan sano ka hor oo hindida
iyo shiineeyska ayaa u isticmaali jireen
daawo lagu daaweeyo cudurro badan
waxaana loo yaqaannaa saliid
macsarada "Queen of Oils" oo ah macnaheedu "Boqoraddii Saliidaha"
waxayna magacaas ku mutaysatay
qiimaheeda caafimaad iyo cunnno
ahaanteedaba. Saliid macsarada waxaa wadankeenna
laga isticmaali jiray muddo fog iyadoo
loo adeegsan jiray shiididdeeda Geela. Haddii aan isku dayo in aan ka hadlo
faaidooyinka ugu caansan ee leedahay
iyo cudurrada lagu daaweeyo ayaa
waxaa ka mid ah:
1- Macsaradu waa saliid cunnada loo
isticmaalo lehne caraf udgoon. 2- Macsarada waxay ka hortagtaa
cudurka kansarka maadaama ay tahay
"Antioxidant" awood leh.
3- Waxaa macsarada ku jiro ugu yaraan 7
maaddo oo xanuun baabi'iye ah.
4- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa diiqada, welwelka iyo hurdo la'aanta.
5- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa
Yiridka iyo cudurrada ku dhaco afka.
6- Macsarada waxay daawo u tahay
kolestaroolka kacsan.
7- Macsarada waxay joojisaa qolfoofidda xididada, waxayna furtaa xidada
xinniban ee wadnaha.
8- Macsarada waxay jilcisaa caloosha
laguna daaweeyaa saxaro-adeegga.
9- Macsarada waxay daawo u tahay
wareerka iyo aragtida daciifka ah. 10- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa
xasaasiyadda iyo cuncunka jirka
11- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa
kacsanaanta iyo isku-buuqa maskaxda.
12- Macsarada waxay nafaqo u tahay
korriinka tinta wayna dheereysaa. 13- Macsarada waxay oogada ka ilaalisaa
ileyska iyo kuleeylka qoraxda.
14- Macsarada waxay daawo u tahay
xanuunka cadada iyadoo la mariyo
caloosha qeybta xudunta ka hooseyso
xilliga caadada. 15- Macsarada waxay yaraysaa qalleelka
iyo xanuunka haweenka dhalmo-deyska
ah iyadoo saxaaxa lagu subko.
16- Waxaa saliidda macsarada ku jira
borotiinno aad u badan oo ku filnaan
karo qofka haddii cunto ka dhigto. 17- Waxaa macsarada ku jiro dufanta
kordhiso xasuusta iyo xifdinta.
18- Waxaa macsarada ku jiro fitamiinka
"E" kaasoo firfircooniya wareegga
dhiigga.
19- Waxaa kaloo macsarada ku jiro Kalsiyam, Botaasiyam iyo Fosfate oo
jirka aanan ka maarmin.
20- Macsarada waxay u horreysaa
saliidaha loo isticmaalo daliigidda
maadaama maqaarka jirka ay si sahlan
uga gudubto. 21- Macsarada waxay daawo u tahay
kacsi la'aanta iyo himad yarida,
maadaama macsarada laga helo 4
maaddo oo muhiim u ah kacsiga iyo
badinta biyo-baxa.
22- Macsarada waa daawada ugu fiican xanuunka loo yaqaanno "Sciatica" oo ah
xanuun neerfaha "Sciatic" oo keeno
dhabar xanuun iyo lug xanuun aad u
daran.
23- Macsarada waxay ka qeyb qaadataa
kontoroollida cadaadiska dhiigga. 24- Macsarada waxay daawo u tahay
gooyaanada.
25- Macsarada maahan saliidaha kiciyo
Gaaska ama laabjeexa keeno. 26- Saliidda macsarada waxay raagi
kartaa muddo dheer iyadoo isbadalin
maadaama ay ku jirto maaddo la
dagaallanto bakteeriyada iyo caabuqa.
27- Macsarada waxay daawo u tahay
caabuqa sanqada "Sinusitis" oo hal dhibic oo sanka lagu dhibciyo ayaa ku filan.
28- Macsarada oo lagu luqluqo subax
kasto waxay ka hortagtaa caabuqa
Quumanka iyo Cuno-xanuunka.
29- Macsarada waxay daawo loo bogay u
tahay Kala-goysyo xanuunka. 30- Macsaraha waxaa lagu daaweeyaa
cudurka "Athletes Foot" oo ah caabuq
fangas oo ku dhaca faraha cagta
dhexdooda oo u badan Orodada iyo
Ciyaartoyda.
31- Markii lala isticmaalo biyo kulul waxay daawo u tahay cabeebka farjiga
ee dumarka.
32- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa
faruuruca ay keento xafaayadaha loo xiro
caruurta.
33- Macsarada oo ilmaha iskuulka aado loo mariyo sanka waxay ka ilaalisaa
hargabka, ifilada iyo sanboorka ay ka
qaadi karaan caruurta kale.
34- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa
Goon-jabka iyo madax xanuunka
noocyadiisa kala duwan iyadoo madaxa lagu xirto.
35- Macsarada oo la qiiqsado ama la isku
huuriyo waxay daawo u tahay neefta iyo
caburnaanta marinnada hawada.
36- Macsarada waxaanan la siinin kaliya
qofka shubmayo maadaama ay tahay calool jilciye oo waxay sii kordhineysaa
shubanka.