TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, December 31, 2011

Dhibaatooyinka ay leeyihiin daawooinka qaarkood oo ay ganacsatadu dalka keenaan.

Daawooyinka la soo geliyo dalkeenu
waxay ka mid yihiin dhibaatooyin ka ugu
waaweyn ee ina haysta sida dagaalada
qabyaalada mukhaadaraadka
I.W.M .Waxaan halkan ku fiirinaynaa
dhibaatada daawooyinka aan cidi kontaroolin isla markaana
ay soo dejiyaan dad ganacsato ah oo aan
aqoon u lahayn ganacsiga daawada oo ka
gedisan kan raashinka iyo dharka qof
kastaa ka ganacsan karo.
Ganacsiga daawadu waxuu u baahan yahay qof leh aqoon daawo iyo xirfad
ganacsi labada ba, ama ganacsato ku
tiirsan gudi caafimaad oo isku
dubaridda daawooyinka wadanka looga
baahan yahay sida caalamka oo kale.
Daawo waxa lagu qeexaa walax (shay) kiimiko,bayoolaji, ama qayb
noole ka mid ah oo loo
isticmaalo noole kale si loogu dabiibo .
Hadaba marka laga hadlayo
daawooyinka waxa hoos imaanaya kuwa
dadka, xayawaanka, dhirta iyo deegaanka. Waxaa mudan in la xuso
in daawo (medical agent) iyo sun (toxic
agent)ay isa soo galaan oo markaa
qaarkood ay adag tahay in la kala sooco
sooh dinta u dhaxaysa. Taa macna heedu
waa shay daawo ah ayaa sun (toxic) ah iyadoo ku xidhan
hadba xadiga (dose), sida loo isticmaalo
(administration) iwm. Tusaale waxa ka
ah daawooyin ka loo isticmaalo
xinjirowga dhiiga (coumarinic) waxa loo
isticmaala sunta jiirka (dooliga) ama xayawaanka yar yar si loogu dilo , laakiin
ku fulin in ay disho ilmo yar
hadii xadiga (dose) kor loo qaado qof
kasta na waa dili kartaa. Si loo kala sooco
daawa nimada (pharmacological effect)
iyo sun nimada (toxicological effect) ee daawo waxa lagu cabiraa
halbeega la la dhaho tilmaamaha
dabiibka / daawaynta (therapeutic
index – TI). Halbeegan waxa
lagu qeexaa sida ugu fudud (simplicity)
faraqa u dhexeeya xadiga ugu yar (min.dose) ee daawo oo wax dabiibi
karta iyo xadiga ugu yar (min.dose) ee
lagu
sumoobayo. Daawooyin ka leh TI aad u
yar waxay leeyihiin khatar aad ah in lagu
sumoobo, sida daawooyinka gariirka wadnaha (anti-arrythmic ), kuwa
suuxinta, iyo kuwa xinjirowga (warfarin)
iwm,
isticmaalka iyo ka ganacsi gooduna
waxuu u baahan yahay dad aqoon
fiican u leh ama gudi caafimaad oo kontaroosha. Tusaale hadii ay nu soo
qaadano waxa ka mid ah daawada
amiodarone 200mg (anti-arrythmic), oo
aad looga helo suuqyada aduunka ,
laakiin maadaama uu yar yahay
TI- geedu waxa mamnuuc ah in daawada kale ee la midka ah ee shirkada (generic)
aan lagu bedeli Karin (substitution),
iyagoo isku mid ah, ilaa la helo cadaymo
iyo ogolaansho ka soo
baxda gudiga caafimaad ee
dalka in labadan daawo ay si kasta isugu dhig maan . Si taasi loo hubiyo
waxaa xadiga (dose) loo qoraa si
aad u sugan (precision), tusaale ahaan
amiodarone 200.00 mg halkii la qori
lahaa 200mg . Wax yar oo is bedel ah oo
xadiga (dose) wuu dili karaa qof..Laba daawo oo isku mid ah, isku xadi ah(dose),
isku nooc ah laakiin ay soo saareen laba
shirkadood oo kala duwan ayaa kala
duwanaan kara. Si la isu barbar dhigo
daawooyin ka raad kooda
(effect), waxaa la isticmaalaa halbeega isu dhigan ka bayoolaji yeed
(bioequivalence-BI). Daawooyin ka leh TI
yar (narrow therapeutic index)
waa in aan la isku bedelin hadii aanay
isku BI-ahayn. Waxa dhacda in laba
daawo ay si kasta isugu mid yihiin (quality /quantity) ba laakiin ay kala BI-
yihiin waayo laba shirkadood oo kala
duwan ayaa soo kala saara (Drug
formulation) Waxa kale oo jira daawo u
jirta dhawr nooc (formulation), laakiin
ku kala gedisan inta jeer ee la qaadanayo (posology ) iyo sida loo qaadanayo.
Daawooyin kan waxa
ka mid ah nooca loogu tala galay in ay
iyagu jidhka dhexdiisa isku fur furaan si
qorshaysan (programmed release
forms). Tusaale ahaan daawada Tacrolimus 1mg, waxay u
jirtaa laba nooc advagraf iyo prograft.
Advagraf waxaa la qaataa hal jeer
maalintii halka prograft la qaato laba
jeer. Labada daawo waa isku mid, waa
isku xadi (dose) laakiin waxay ku kala gedisan yihiin samaysan kooda
(formulation) waana isku tayo. Hadii
qofka Advagraf uu laba ka qaato ( isagoo
is leh waa isku molecule, waa isku xadi)
wuu ku sumoobayaa.
Insulin –ta macaanku waxay u jirtaa noocyo kala farsamo duwan ,laakiin isku
mid ah qaadis teeduna (transport) waxay
u baahantay sida daawooyin kale oo
badan in qaboojiye lagu qaado. Dhamaan
waxa kor ku xusani waxay ku tusaysaa
sida ay laga ma maarmaan ka u tahay in daawooyinka wadan lagu
isticmaalaa ay u baahan tahay in nidaam
wadankaasi uu dhistay uu
isha ku hayo sida soo saaristeeda, dejin
teeda, isticmaal keeda, iibkeeda
iwm. Arintani waxay u baahantahay in nidaamka dawliga ah, shacabka oo ay
ganacsatada daawooyin ku (importers,
pharmacy) iyo dadka aqoonta caafimaad
ka leh ugu horeeyaan.Waxa la sameeyaa
gudi caafimaad oo ka kooban noocyada
shaqaalaha caafimaad ka, gudidaas ayaa ka ganacsiga daawooyinka loo xil saaraa.
Waxaa fiican in mar walba
laga fikiro caafimaadka dadwaynaha
marka ganacsiga daawooyinka laga
hadlayo, ee aan laga fikirin oo keliya
macaash waayo waa nolosheenii. DAAWOOYIN ISTICMAALKOODU KHATAR
YAHAY. Waxa jira daawooyin badan
oo isticmaal koodu khatar yahay oo ku
kooban xaalado gaar ah oo nafta qofka
halis ku haysa oo keliya ,meelaha
qaarkood na waa laga joojiyay isticmaal kooda khatartooda
darteed.Daawooyinkan waxa ka mid ah
antibiotic yada la ladhaho gentomycin ,
stretptomycin chloramphenicol iyo
daawada xoolaha ee la yidhaa Diazinon
iwm. Hadii aan daawooyinkan qaarkood eegno waxa ka mid ah: STREPTOMYCIN:
Waa nooc antibiotiga ka mid ah oo loo
isticmaalo guud ahaan cudurka qaaxada
iyo mararka qaarkood xanuuno kale oo
halis oo ay keento nooca bacteriyada loo
yaqaano gram(-) . xanuunadan waxaa ka mid ah infection ku dhaca
wadnaha (endocardial infection).
Daawadani waxay sababtaa
dhib ka badan waxtar keeda (side effect)
oo keentay in la joojiyo ama lagu koobo
isticmaal keeda xaalado gaar ah oo aan xal kale jirin, waxa lagu kaydiyaa
xarumo gaar ah sida cusbitaalada iwm,
isticmaal keeduna wuxuu u baahan yahay
xirfad iyo in markasta la cabiro maqalka
iyo shaqada kilyaha ee qofka. Khatar
teeda waxa kamid ah : 1- Qofka oo ay dhega la’aan ku keento
2- Kilyaha oo ay bur buriso 3- Wax yeelo
xun oo ay u geysato habdhiska dareenka
(neurotoxic).
GENTOMYCIN: Waa antibiotic la bah ah
kan kor aan ku sheegnay , waxa loo isticmaalaa xaalado gaar oo si fiican
qofka loo la socdo maqalkiisa iyo
kilyihiisa sida streptomycin ka .Waxaa
loo isticmaalaa sida infectionka ku dhaca
neef mareenka iyo dheef shiidka
(respiratory /gastro- intsestinal infection) hadii aan xal kale jirin. Khatar tiisa waxa
ka mid ah sida streptomycin ka mid ka
xun: 1- Dhego la’aan joogto ah 2- Kilyaha
oo ay bur buriso.
CHLORAMPHENICOL: Waa antibiotic loo
isticmaalo cudurka typhoid ka ,laakiin khatartiisa darteed waxa a lagu koobaa
isticmaalkiisa xaalado gaar ah sida qoor
gooyaha ( mengitis) oo u
baahan la socosho gaar ah sida cabirka
dhiiga qofka. Khatartiisu waxa ka mid ah:
1- Bur burinta iyo baabi inta unug yada dhiiga. 2- Bur burinta dhuuxa soo
saara unug yada dhiiga. Dhamaan
daawooyinkan waxa bedelay kuwo ka
sahlan , ka dhib yar oo ka faa’ido badan,
sabab wadankeena loogu istimaalo ama
looga ganacsado ma jirto aan ahayn aqoon daro arintan la xidhiidha
isticmaalkeeda iyo gancsatada soo dejisa.
DIAZINON: Waa sun loo isticmaalo
cayayaanka guriga sida baran barada
iwm, kuwa degaanka ama
dhirta iyo cayayaan ka ku nool xoolaha sida shilinta iwm .Suntan waxa laga
mamnuucay wadamo badan oo dunida ka
mid ah, ka ganacsigeeda iyo
isticmaal keedu na wuxuu u baahan
yahay qof leh xirfad ama aqoon u khaas
ah (professional pest control ) .Suntani waxay khatar u tahay dadka, xoolaha iyo
xayawaan ka kale iyo degaanka
(restricted use pesticide) , isticmaal
keedu waa ka mamnuuc goobaha la
degan yahay (residence), meelaha
caruurtu ku ciyaaraan iyo dugsiyada . Xayawaanka loo isticmaalo waa in aan
loo dhawaan hilibkiisa iyo caanahiisu
mudo todobaadyo ama bil ah iyadoo ku
xidhan hadba xadiga la isticmaalay.
Waxaa la yaab leh in suntan iyo
daawooyin ka aan kor ku soo sheegnay iyo qaar ka khatar badani ay dhulkeena
sida raashinka u soo galaan
cidina aan la socon . Daawooyinka
khatarta ah waxa laga iibsan karaa
farmasiyada oo iyagu ka iibiya qofkii
waydiista hadii uu yahay ilmo yar, hooyo uur leh, mid naas nuujisa iyo qof waayeel
ah, markii ay doonaan dadka ku muda
(injection) oo ah khatar kale . Waxa kale
oo xusid mudan in aanay ka jirin Somalia
kantarool daawooyin ka narcotics - ka.
Sidaa aawgeed maadaama dalku aaney ka jirin dowlad dhexe oo kontaroosha soo
dajinta iyo ka ganacsiga daawooyinka
isla markaana aanu dalka ka jirin guddi
caafimaad oo xilka saaran yahay la socod
ka daawooyinka ay ganacsata dalaka
keenaan waxaan bulshada ugu baaqeynaa iney taxadar weyn ka
yeeshaan isticmaalka daawooyinka
ganacsatada macaash doonka dalka u soo
geliyaan sida raashinka iyo dharka oo
kale.
Haddaba haddii aad ka cabaneyso xanuun ama uu jiro cudur kula darsay ama uu
cudurka hayo qof ka mida ehel kaada
asxaabtaada meel kastoo aad dunida ka
joogto la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl
gasha website kan dhaqaatiirta ayaa
gacan buuxda kaa siin doonta sidii aad ku heli laheyd daawo rasmi ah iyo xal
caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.