Thursday, May 10, 2012
daawada loo qaato xanuunada xubnaha taran ka ee dumarka
Daawadan ama kiniin kaan waa daawo laga diyaariyay dhirta dabiiciga ah wax tarkiisana waxaa kamida.
1: wuxuu soo nooleeyaa dibna u soo dhisaa ukxanta dumarka ee howl gabka noqotay.
2: wuxuu khal khal ka iyo hoos u dhaca ka saaraa hormoonada haween ka guud ahaan.
3: wuxuu si toos ah u saxayaa caadada dumarka iyadoona caadada u imaan doonto bil kasta joogto inshaa allaah.
4: wuxuu baabi iyaa infection nada ama caabuq yada xubnaha taran ka haweenka guud ahaan.
5: wuxuu baabi'iyaa aaryada caloosha iyo dibirada caloosha haween ka xilliga caadada.
6: wuxuu bogsiiyaa dhamaan xanuunada haween ka sida dhabar xanuun ka ubacda miska xanuun ka xanuunada caadada la socdaan.
7: wuxuu baabi'iyaa bararka gudaha makaan ka dumarka.
8: wuxuu dumarka u sahlaa in ay si fudud uur ku qaadaan isagoona qeyb weyn ka qaata dhamaan bogsiinta dhibaatooyin ka la xiriira dhalmo la,aanta bi idnillaah.
Daawadan waxa ay u sameysan tahay kiniini waxaana laga qaataa 120 xabo muddo laba bilood ah bi idnillaah dhamaan xanuunada haween ka waxa ay meesha kaga saareysaa 14 ka beri ee u horeysa inshaa allaah.
Haddaba wixii macluumaad dheeri ah la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daawooyin rasmi ah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin