TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday, January 18, 2012

Waa maxay qaamo-qashiir (mumps)

Qaamo-qashiir waa cudur ku
badan caruurta wuxuuna ku
dhacaa qanjirka lagu
magacaabo "Parotid Gland",
qanjirkaan wuxuu ka mid yahay
qanjirrada soo daayo calyada. Waxaa badanaa keeno caabuq
feyruus waxaana
calaamadihiisa ka mid ah:
- Barar iyo xanuun markii wax
la calaanjinayo (bararka wuxuu
noqon karaa hal dhinac laakiin wuxuu u badanyahay in labada
qanjir ay bararaan)
- Qandho
- Madax xanuun
- Xanuun xiniinyaha ah (isla
feyraska keena qaamo- qashiirka ayaa keeno caabuq
xaniinyo kaaso hadii aan la
daaweyn u keeni kara
dhalinyarada dhalmo l'aan)
- Calaamadaha waxaa ka mid
ah: afqaleel, dhago-xanuun iyo in codka uu xirmo.
- 20% ka mid ah ilmaha ku
dhaco qaamo-qashiirka wax
calaamado ah ma yeeshaan
waxayna halis leedahay in
cudurka uu ku faafiyo caruur kale iyadoo aan laga warqabin.
Markii cudurka caruurta ku soo
socdo waxaa lagu fahmaa
qandho, madax xanuun, cunno
xumo iyo tabardarri. Badanaa cudurka
wax baaritaan ah laguma sameeyo
oo waxaa lagu gartaa
muuqaalka iyo calaamadahiisa. Qaamo-
qashiirka waa cudur ay
isku gudbin karaan caruurta
wuxuuna ku gudbaa calyada markuu qofku qufaco ama
hindhiso.
markii caruurta ku dhaco cudurkaan
waxay ku gudbin
karaan muddo 2 isbuuc ah
gudaheeda. Qaamo-qashiirka malahan daawo u gooni ah waxaa loo
isticmaalaa daawo kaalmaati
ah sida qandho jabis, in biyo iyo
cusbo lagu luqluqdo iyo
cabitaan badan. Ilmaha in aan la siinin
furuutka iyo waxyaabaha aashitada leh
inta xanuunka hayo maadaama
waxyaabahaas ay kiciyaan
qanjirrada calyada taasoo
xanuunka uga sii dari karta. Qaamo-
qashiirka waa cudur iska baaba'a iyadoo uusan
gaysan dhibaato weyn.
Sidoo kale cudurkan wuxuu sababi karaa
ama u gudbi karaa xiniin yaha ragga
isagoona halkaa baaqi ku noqon kara
muddo dheer arrintaas oo keeni karta dhalmo la aan ninka ragga kaga timaada
arrintaan waliba xaalada noocani marka
ay dhacdo waxey sababi kartaa dhalmo la
aan joogta ah.
Caruurta qaar ee cudurkaani ku dhaco
ayey waalidiinta inta badan u maleeyaan in cunugooda ku dhacay cudurada qaar ee
ku dhaca quumanka iyagoo markaa
ilmahii siiya daawooyin aan markaa ku
habooneyn arriintaa oo sababi karta in
xaalada ilmaha sii xumaato ama cudurka
noqdo mid xagga hoose ee xiniin yaha u dhaadhaco arrintaa oo keenaysa
cawaaqib xumo dambe oo la xiriirta
xagga dhalmada.
si kasta ha ahaatee haddii aad leedahay
xanuun ama xaaladaada caafimaad ay
tahay mid xun ama uu jiro xanuun ama cillad aadan lahaan jirin la soo xiriir
dhaqaatiirta ka howl gasha website kan
dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daawo
caawimaad talo siin buuxda la soo xiriir
dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn
rasmi ah oo ku haboon xanuun kaada inshaa allaah mahad sanidiin.