TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Sunday, January 17, 2016

Waa maxay howl gabka kacsiga ee loo yaqaano impotence

Dhibaatada dareen la aanta kacsiga,
loona yaqaan howl gabka kacsiga wuxuu
ku yimaadaa 5 - 10 % nin ee da'da 40 ka
gaara. Da'duna si kala duwan ayay ugu
korortaa, sidaasi ayaa 5 ka mid ah 10 kii
nin ee 70 jir ah ba la kulmaan heerar kala duwan ee cudurkaan. Dhibaatada
howl gabka kacsigu inta badan waa
dhibaato siyaabo kala duwan ku
timaada da, kastana waa ku imaan
kartaa. Dhibaatada Cudurkaan waxaa ka
mid ah ragga kacsadaa bilowga hordhaca galmada, hase yeeshee aan sii wadi karin kacsigii iyagoo waaya waqti ku filan oo ay ku galmoodaan. Kacsigu wuxuu ku bilowdaa isaga oo ku xiran dareen kacsi, markii ay xididada yar
yarka ah ee xubinta galmada ninka ay fiddo soona galaan qulqul dhiig ah
xubintaasi. Xubinta galmada ninka waa
ay weynaataa, laakiin haddii ay xididada dhiiggu ay dhiigga ka saaraan xubintaasi, way soo uruurtaa, markii ay xubintaasi kacdana waa ay weynaataa waana dheeraataa. Cudurkaan howl gabka kacsigu wuxuu ku yimaadaa iyada oo ay qulqulka dhiiggu soo gaarin ama uusan joog toobin, kadibna aad is aragto inaadan kacsan karin ama muddo yar kaliya kacsato. Inta badan xaaladaha cudurkan waxaa sabab u ah cudurro jirka ku dhaca. Da'du shardi uma aha iney keento cudurkan howl gabka kacsiga. Xernaanshaha xididada dhiiggu waxay hoos u dhigtaa inuu dhiiggu aado xubinta galmada ragga. Cudurkaan howl gabka kacsiga wuxuu caadi ahaan ku yimaadaa cudurradaan dadka qaba.
1: kaadi macaanka,
2: wadna xanuunka,
3: dhiig karka
4: cudurada neerfaha 5: iyo ragga qalliin lagaga sameeyay
qanjirka prostate ka.
6: isticmaalka Kiniiniga jirka biyaha ka
saara (diuretics)
7: iyo daawooyin ka loo qaato dhiig
karka, kuwa suuxdinta, daawooyinka buufiska ama buuqa loo isticmaalo
(anxiolytics) waxay keeni karaan cudurka howl gabka kacsiga.
Cudurkaan ama xaaladaan howl gabka
kacsiga ragga sidoo kale waxaa keeni
karaan xanuuno badan waxaana ka mida cudurada iyo xanuunada keeni kara.
1: cudurka baabasiirka
Oo isagu ah cudurka ugu weyn uguna wax yeeleynta badan xubnaha taranka ragga iyo dumarka.
2: cudurka infection ka Cudurkaan oo isagana ah cudur wejiyo
badan leh isla markaana si yaabo kala
duwan ku yimaada ayna sababi karaan
cudur keeenayaal badan oo kala duwan.
3: isha sixirka iyo jinka oo iyaguna
sababa xanuuno badan oo banii aadamka la soo darsa 3 dan cudur sababayaasha ah ayaa iyaguna sababi kara dhibaato la xiriirta howl gabka kacsiga oo waliba joogto noqon kara kuwani ayaa sababi kara xanuuno iyo cillado badan oo la xiriira xubnaha taran ka rag iyo dumarba xanuuno la xiriira dhimirka kuwo la xiriira nafsada iyo dhibaatooyin kale oo aad u badan inshaa allaah waxaan ku falan qeyn doonaa maqaal gaar ah oo
arrintaan ku saabsan sidoo kale howl
gabka kacsiga ragga waxaa sababi karaan xaaladaha la xiriira murugta
badan fikirka badan Dhafarta badan ee habeenkii in badan in qofka soo jeedo.
Sidoo kale waxaa howl gabka kacsiga
sababi karaan nafaqo darida in qofka la soo daristo xaalad macluul ah,
khal khal ku yimaada habka shaqo ee
hormoonada ninka, hoos u dhac ku
yimaada qaar kamida vitamins ka jirka
aasaasiga u ah.
Sidoo kale waxaa jirta xaalado kale oo sababi karaan howl gabka kacsiga ragga
Waxaana kamida adeegsiga farsamo
khaldan tusaale in qofka sameeyo in
muddo ah in uu (siigeysto) waa fal ninka
biyaha shahwada gacantiisa isaga
keenayo waana fal in badan sababi kara xanuuno badan howl gabka kacsigana
kaalin weyn ayey kaga jirtaa.
Sidoo kale waxaa kamida sigaar cabista
cunista qaadka iyo dhamaan
mukhaadaraadka guud ahaan waa
asbaabaha keena howl gabka kacsiga. Howl gabka kacsiga ragga waa suurtagal in ay la socdaan cudurro xaalado iyo cillado kale sida biya baxa deg dega ah shahwo yari dhalmo la aan iyo guud ahaan xanuuno kale sida dhabar xanuun kilyo xanuun calool fadhi iyo dhibaatooyin kale oo badan.
Sidoo kale waxaa dhici karta in howl
gabka kacsiga ragga xaalado kale la
socon taa soo ah in qofka dareemo howl
gabka kacsiga laakiin caafimaad kiisa
kalena uu fiican yahay. Haddaba haddii aad ka cabaneyso dhibaatooyin la xiriira xagga jinsiga rag iyo dumar ba sida howl gabka kacsiga tabar yarida raganima biya baxa deg dega dhibaatooyinka la xiriira shahwada
sida shahwo yarida yaraanta noolayaasha shahwada ku jira dhibaatooyinka la xiriira xagga taranka sida dhalmo la aanta dhiciska joogtada ah ama dhibaatooyin kaasi ay hayaan qof kamida ehelkaada asxaabtaada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah caawimaad buuxda talooyin inshaa allaah mahad sanidiin.