TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Sunday, March 25, 2012

Daaweynta cudurka sonkorowga waa muhiim ka horna inaad si wanaag san u maamusho cudurkana waa muhiim

Waa maxay cudurka Sonkorowga?
Sonkorowgu waa cudur jirku uusan soo
saarin insuliin ta ama uusan si hagaag san u isticmaalin. Insuliin tu waa hormoon qeybo kamida jirku soo daayo una bedela sonkorta, iyo cuntooyin ka kale tamarta looga baahan yahay nolol maalmeed ka jirkeena. Sidee baa loo Maamulaaa Sonkorowga? Maamul ka sonkoroowgu wuxuu leeyahay
saddex qaybood:
1: Cunitaan ka cunto caafimaad leh.
2: Wax qabad jireed.
3: Daaweyn (haddii loo baahdo)
Sidee baan u xaddidi karaa Sonkorowga. Waxaad ku caawin kartaa oo aad ku xaddidi kartaa sonkorta dhiigaaga ku jirta ( oo sidoo kale loogu yeero kulukoosta dhiiga) iyo sonkorowga ba
1: in aad cunto cunto caafimaad leh,
2: in aad hesho wax qabad jireed kugu filan,
3: in aad lahaato culeys caafimaad qaba Culeys ka caafimaad ka leh wuxuu sidoo
kale kaa caawi nayaa inaad xaddido
baruurta dhiiga ( kalastarool) waxaa kale oo uu kaa caawinayaa in aad hoos u dhigto dhiig karkaaga.
Dad badan oo qaba sonkorowga ayaa sidoo kale u baahan in ay qaataan
daawo si ay uga caawiso xadi daada
sonkorta dhiigooda ku jirta.
Waa in aad cuntaa cunto caafimaad leh.
Isticmaalida Tusaha Cuntada ee ayaa kaa caawinaya cunitaanka cuntooyin ka la duwan oo caafimaad leh.
Ka la duwan micnaheedu waxaa weeye cunida cuntooyin ka kooban qaybaha cuntada isu dheelitiran maalin kasta. Markaad cunto cuntooyin ka la duwan maalin kasta, waxaad helay saa fiitamiinada iyo macdanaha aad
u baahan tahay. Halkan waxaa ku qoran
tusaale ah cuntooyin ka kala duwan ee
maalin kasta aad u baahan tahay. Maalinta 1aad iyo Maalinta 2 aad. Badarka: tortiile bariiska kafeega ah
Khudaar: barakooli yaanyo
Cuntada xoolaha: caano yoogad
Boratiinis: digaaga iyo digirta.
Cun dhammaan qaybaha cuntooyin ka oo dhan.
Soo iibso rootiga ka sameysan badarka
iyo heeda. Tusaala yaasha qaarkood waa rootiga badar keliya laga sameeyo,
xabuubka baraanka, rootiga kafeega ah,
baastada qamadiga keliya laga sameeyo, qamadi la burburiyey iyo geed caleen cagaaran. Wax yar ka cun staarjka la dubay iyo kan baruurtu ku badan tahay sida wax yaalaha
la dubo, buskutka, ama doolshaha qamadi laga sameeyey.
Miraha cusub ayaa ah waxa ugu
wanaagsan in la cuno marka aad
gadaneyso miraha gasaca deysan ka raadi erayada ah, “waxaa lagu gasaca deeyay biya hooda” ( canned its own juice) . Iibso qeybo yar yar oo miro ah miraha la miirana wax yar ka cab.
Cun khudaarta cayriin iyo kuwa la kariyay ee dufan ka yar leh. U Isticmaal wax yaabaha ansalaatada dusha lagaga
shubo (mustard) meeshii aad ka istic maali lahayd (wax yaabaha laga sameeyo ukunta oo ansalaatada oo kale dusha lagaga shubo sida (mayonnaise) ka hilibka iyo rootiga la is dhexgaliyo. Isticmaal saliida khudaarta ka sameysan
ee buufiska ah meeshii aad ka istic maali lahayd saliida caadiga ah, Adigoo dhimayana, burcad ka ama margrine, ama subagga markaa wax karineyso.
WAA SOCOTAA.