TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, January 21, 2012

Kansarka mindhicirka

Ugu horeyn inta aanaan u gudo gelin
mowduuceena waxaan door biday
inaynu bal horta isla fahanno waxa uu
yahay Kansarka iyo halka uu salka ku
hayo sharax koobanna aan ka bixinno
Wejiyada kala duwan ee uu soo maro,wax yaabaha dhaliya iyo doorka ay
ka ciyaaraan Unug yada Jidhkeenu ka
samaysan yahay inshaa allaah.
Kansarku wuxuu ku dhici karaa qeyb
kasta iyo Xubin kasta oo Jidhka banii
aadam ka kamida,Unug kasta oo Halbowla yaasheenu kasamaysan yihiina
wuxuu takhasus kuyahay waxyaalo gaar
ah oo ku kaydsan,oo sheegaya wax
qabadkooda,hab dhaqankooda iyo
koriimadooda ,Unug yadaas oo ay
ka dhexayso hab war isgaadhsiineed oo ay ku xidhiidhaan ama kuwada
shaqeeyaan,Waxay kaloo xambaarsan
yihiin qaab-dhismeed keena, hab-
dhaqan keena, dabeecadeena iyo weliba
dhaxalkii awoow yaasheen oo ay soo
galeyso kumanaan wax oo aanan hadeer halkan kusoo koobi karin, hadii
uu markaa meesha kabaxo hidihii uu
xambaar sanaa unugaasi ama xidhiidhkii
u dhexeeyay Unugyadu qabsoomi waayo
waxaa markaa aan sidii loogu tala galay
u qabsoomayn Shaqadii loo igmaday unugaas,taasoo markaa kalifta in
koriimadii Unugu noqoto mid aan xad
lahayn oo khal-khal ku yimaado
majaruhuna ka habaabo. Inta Unug isu
bedelayo Kansar waxay
badiyaa qaadataa Sanado, waxaase jirta in mar walba unugyo kamida jidhka
yeeshaan qaab-dhismeed ka aan
dhamays tirnayn ee gabay shaqadoodii
inaga oo aan dareemin, nasiib wanaag
waxa inta badan ogaada Immune system-
keena oo ah Taliska guud ee dusha ka ilaaliya Unug yada kamarin habaabay
wixii shaqadoodu ahayd kana dhiga mid
aan khatar geysan iyagoo
baabi'inaya, hadiise Immune system
keenu awoodi waayo inuu dilo unugaa
ridoobay waxa meesha imanaysa inuu Unugaas oo kaashanaya qaar kale oo
noociisa ahi isu rogaan waxa loo yaqaano
Kansarka. Hadaba inuu Unug ama Unugyo
kamida qaab-dhismeedka Jidhka gabo
wixii markii hore shaqadiisu ahayd ama
uu xafido wixii ku kaydsanaa sidoodiina u dhaqan geliyo waxaa keeni kara wax
yaabo badan oo saamayn dibadeed iyo
mid gudeed ba ka dhalan karta,hadaan
qaar kamida halkan kusoo qaadano waxa
kamida Xidhiidhka wada shaqayneed ee
ka dhexeeya Unugyada laftooda oo ciladi soo wajahdo Isticmaalka waxyaalaha
hoos ku qoran ee
dhalin kara Kansarka noocyadiisa kala
duwan (siiba kan aynu hada
kawarameyno)
Gen-defect. jahada kalumisa oo kutimaada Unuga laftiisa
Mid aad ka hido raacdo Awoow yaashaa
ama mid kamida Ehelkaaga dhow oo aad
ka hido raacdo Xanuunka oo Unugan ku
kaydsanaa Muruga kaala soo derista Qof
aad jeclayd (Waalid,Walaal iyo Wehel) oo aad weydo sidaasna Cilladu ku timaado.
Waxaana sidoo kale wax ka sheegay naa
wax yaalaha dibada kaaga yimaada ee
dhalan rogi kara Unugyada jidhka sida
wax yaabaha sii daaya Radio-active-ka si
kasta ha ahaatee Unugyadan aynu kahadlayno ee dhalan rogma Kansarkana
isu bedelaa waa kuwa curdinka ah ee
markaa abuurmaya, aalaana ma dhacdo
in
Unugyada qaan gaadhay majara
habaabaan hadii aanay ku iman wax ka xoog batay.
1: Caloosha (stomach)
2: Mindhicirka-weyn (Colon)
3: Mindhicirka-yar (Jejunum / Ilium)
4: Dhamaadka-mindhicirka (Rectum)
5: Qabsinka Appendix vermiformis) 6: Mindhicirka laba iyo tobanlaha
(Duodenum)
Guud ahaan Kansarka waxa loo qeybiyaa
laba nooc oo kala ah:
A: Mid fiican iyo
B: Mid xun Iyadoo lagu kala saarayo Xubinta unugani
ka soo bilaabmay iyo inta ay le'egtahay
dhalan roganka Unuga laftiisa Kan hore
wuxuu ku ekaadaa meesha uu ka soo if
baxay isaga oo aan u gudbin Unug yada
kale ee ku xeeran waana sidaa sababta loogu bixiyey mid
fiican.maadaama ay fududahay in wax
laga qabto. Nooca labaad (Metastasen)
kuma ekaado Unuga uu markii hore ka
bilaabmay oo qudha ee wuxuu markiiba
weeraraa unugyada kale ee kuxeeran burburiyaana, intaa soo qudha kuma
ekaado dhibaata diisuye wuxuu si toosa u
raacaa Dhiiga oo ah gaadiidka Jidhka
isagoo sida ugu dhaqsaha badan
ku gaadha Unugyo kale oo hor leh kuna
baahsan qaybaha kala duwan ee Jidhka kuna abuuraa Unugyo cusub oo hor leh
Cudurka, sidaas ayuuna kula baxay
Magaca ah (Mid xun).
Noocan dambe aad bay u adag tahay
xakamayntiisa iyo in xal loo
helo,maadaama uu kufidayo xawli sare. ilaa xataa lagaran waayo Xubinta uu
asal kiisii hore ka soo bilaabmay.
Qaliin lagu sameeyaa makeeno badiyaa
guul laga soo hooyo maadaama uu si
xawli ah ugu faafayo qaybaha
jidhka.Qaabka keliya ee noocan loo waajahaa in lagula dagaalamo Shucaac
lagu gano meelaha uu saldhigtay iyadoo
larajaynayo in lagu dhimo ugu yaraan
xawaaraha uu ku fidayo iyo in sijoogto ah
baadhitaano isdaba jooga loogu sameeyo
qaybaha kale ee Jidhka. Hadii la ogaado inta uu yaryahay Unuga
Kansarku ka bilaabmay waxay horseedi
kartaa in laga miro dhaliyo daaweyntiisa
Hadii Unuga Kansarku kabilaabmay
dhexroorkiisu kaweynaado hal sentimiter
(1cm) waxay u badan tahay inuu mar horeba u gudbey Unugyo kale oo hor leh
marka laga hadlayo Nooca xun (inkasta
oo aanay mar walba sidaa u dhicin oo
Tumorada qaarkood si dhaqso ah u dhul
balaadh sadaan, halka qaar kalena
qunyar socod yihiin). Hadii la ogaado Xubinta uu asalkeedii
hore ka bilaabmay nooca xawliga kufida
Metastasen (nooca xun) waxaa daraasado
la sameeyey lagu ogaadey in lagu
saadaalin karo Xubnaha cusub ee uu
weerarkiisu kusoo maqan yahay ,boqolkiiba Todoba ayaa ah
noocyada Kansarka xawliga kufida,nasiib
darose mar hadii Cudurku kasoo gudbo
Unugii uu kabilowday lana ogaado goor
uu ku habsadey Unugyo hor leh oo noqon
kara wax kastoo Jidhka kamida waxaa adkaanaysa in la saadaaliyo Organada uu
ku soo fool leeyahay ,arintaa soo mugdi
gelisa rajadii laga qabey ka guulaysiga
Cudurkan halista ah.
Kansarka Mindhicirka:
Kansarka mindhicirku wuxuu aad ugu badan yahay Wadamada qaniga ah iyo
kuwa Warshadaha hore uga maray.
Kansarka mindhicirku wuxuu ka soo
baxaa Mindhicirka weyn. Wuxuuna sida
qaalibka ah ka billawdaa Buro yar oo ka
soo baxda Mindhicirka oo loo yaqaan polyps. Muddo kaddib, polyps-ka qaarkii
wuxuu isu bedelaa kansar. Kansarka-
mindhicirku waa kansarka gala
Mindhicirka-weyn (colon), qaybta hoose
ee habka-dheefshiidka. Marka lagu daro
Kansarka dabada oo isna gala 6-da halbeeg ee ugu dambeeya ee Mindhicirka
waxaa la isku yidhaahdaa Kansarka-
mindhicirka.
Badiyaa Tumorada kudhaca Mindhicirka
yari ma badna boqolkiiba sagaashan baa
lasheegaa inuu Cudurkani kudhaco Mindhicirka- weyn halka kan dabada lagu
qiyaaso boqolkiiba Laba. Si kasta ha
ahaatee qayb kasta oo Mindhicirka ahba
wuu ku dhici karaa, waxayse ku kala
tagsan yihiin nooca Xubinta haleelay inuu
yahay mid xun iyo mid fudud. Calaamadaha lagu garto:
1:.Dhiig lagu arko Saxarada
2:.Mindhicirka oo majiirma
3:.Shuban iyo Calool istaag isu kaa bedela
4:.Isbedel kuyimaada sidii aad u saxaroon
jirtey 5:.Dibiro soo noq-noqota
6:.Xanuun ama Xumad
7:.Saxarada oo silama filaana usoo
dhaafta qofka
8:.Miisaanka Qofka oo si lama filaana isu
dhima 9:.Appetite-ka oo kaa luma,
10:. Daal, Wahsi
11:. Uur ku jirta oo si la dareemi karo kuu
adkaata
Maadaama isbedelka Kansarka-
mindhicirku yahay mid soo gur-guurta waxay sababtaa in badiyaa la ogaado
goor dambe,calaamada ugu horaysa ee
lagu gartaana waxay tahay marka
Saxarada lagu arko Dhiig.
KA HORTAGA CUDURKAAN.
Adigoo badsada waxyaalaha ay kubadan yihiin Vitamins-ka siiba Vitamin
D iyo Vitamin C waxay wax weyn ka
tartaa ka hortaga Kansarka-mindhicirka.
Sida Loo Baadho: Farsamooyinka lagu
daah furo laguna
ogaado Kansarka-mindhicirku waxay ku kala duwan tahay hadba inta ay jirto
masaafada uu gogosha dhigtay Kansarku.
Rubuc kamida Cudurku wuxuu
sababo aanan lagaranayn ugu dhacaa 15-
ka cm ee u dambeeya Mindhicirka
waxana badiyaa dhakhaatiirtu u adeeg sadaan qalab la'aan iyagoo Fara ku
taabasho isticmaalaya (Faraha ku
cadaadinaya qaybta ugu hoosaysa
Mindhicirka).
Meelaha ama Gobolada halkaa kasii
durugsan waxa lagu hubiyaa baadhitaanka nooca (Rektoskopie)-ga loo
yaqaano. Marka gebi ahaan Mindhicirka
wayn si hufan loo baadhayana waxaa loo
adeegsadaa baadhitaan ka loo yaqaano
(Koloskopie)-ga (Tuubo afka hore ku
wadata camera iyo Maqas halmar lagu wada samaynayo baadhis iyadoo
weliba meesha laga shakiyo qayb yar oo
kamida la soo jarayo si baadhis
dheeraada oo Labor loogu sameeyo.
Sidee looga hortagaa cudurkaan:
Cunida Khudradaha iyo midhaha siiba kuwa Qamadiga iyo wixii dhigooda ah
Kaluunka iyo Hilibka (Digaaga) oo lagu
doorsado Hilbaha kale Kawaantoobidda
Cabida Aalkohoolka . In laga dheeraado
wax yaabaha dadku u isticmaalaan inay
ka helaan Energy aan dabiici ahayn Badsiga dhaq-dhaqaaqa Jidhka sida
Isboortiga . Marxaladihiisa khatarta ah:
Marka uu Kansarka-mindhicirka qaan
gaadh noqdo gaarana Unugyada kale ee
ku xeeran ama Tumorku noqdo mid aad u
kobcay ama yahay mid dhiig bax badan samaynaya waxaa Qofka ku iman kara
dhiig la'aan. Hadii Tumorku aad u
weynaado wuxuu sababaa inuu adkeeyo
soo bixitaanka Saxarada ama mararka
qaarkood isba hortaagaa,taasoo ay qasab
tahay in sida ugu dhaqsaha badan qaliin deg-deg ah qofka loogu sameeyo. Waxaa
dhacda in cadaadiska koritaanka
Tumorku sababo daloolinta Gidaarka
Mindhicirka,wixii Mindhicirka ku jireyna
kusii daayo Uur kujirta taasoo keenta
ama lagu garto xanuun aad u daran oo si dhaqso ah Qofka ula soo dersa,intaa
waxaa dheer in marxalada noocan oo
kale ahi gaarsiiso Qofka ku sugnaan
shaha halista nololeed meesha
ugu saraysa iyo weliba in fatahaadii
Mindhicirka dalooshamay Kansarku uga sii gudbo Halbowlayaal kale oo hor leh
Sida: Sambabada iyo Beerka iyo weliba
isagoo bur-buriya Xubno kale oo
muhiimad weyn ugu fadhiya nolosha.
Waxyaabaha laga deyriyey:
Cuntooyin ka Duxdu ku badan tahay kuna yartahay waxayaabaha Dhirta kasoo
jeeda badsigooda sida:
Saladhka, Khudrada iyo Midhaha
Waxyaabaha ladubey, aadka loo
dubay (ilaa ay yeeshaan dhibco mad-
madow) Cuntooyinka Milixdu kubadan tahay Cabitaanka Aalkohoolka Qiijinta
Sigaarka intuba waxay usii gogol
xaadhaan Kansarka-mindhicirka.
Haddaba haddii aad dareemayso guud
ahaan caafimaad darro ama uu kula
dersay xanuun iyo cudur dhaqaatiirta website kan ayaa kuu diyaarisay daawo
daryeel caafimaad oo dhameystiran la
soo xiriir dhaqaatiirta si laguu caawiyo si
aad wax badan u ogaato si aad u hesho
daaweyn rasmi ah inshaa allaah.
Dadka uu haleelay cudurkaan dhamaan waxaan ogeysiineynaa in xarunta idiin
diyaarisay daawo rasmi ah oo cudurkaan
ku aadan oo la qaadanayo muddo 90
maalmood inshaa allaah mahad sanidiin.