TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA +16468272744 AMA +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563
NUMBARKA HORE WAXAAD U ADEEGSAN KARTAAN WICITAAN KA TOOSKA VIBER IYO WHATSAPP INTABA
WAAD
MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA KALA AH +16468272744 AMA +16314883563

SIDOO KALE
+390918777633 AMA

WHATSAPP 16468272744

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 AMA +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +16314883563 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +16468272744
+447441954777
VIBER KU WAA +16468272744

+447441954777

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER KA AH +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY WAXAAD NA GALA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA



SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON







NUMBERADA KALA AH +16468272744







AMA KAN KALE EE AH +447441954777







HADDII WICITAAN KA DALKA MAREYKANKA UU FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL NUMBER KA







+16468272744







CINWAANADA EMAILKA KALA AH







nalasooxiriir@live.com







nalasooxiriir@gmail.com







nalasooxiriir@doctor.com







SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA







nalasooxiriir@gmail.com







MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday, December 10, 2011

Cudurka koleeraha

Waxeynu wax ka taabaneynaa cudurka
somalida u taqaano daacuunka. Hadaba
in wax laga sheego cudurkan waxa uu
yahay siyaabaha looga hortagi karo
loona xakameyn karo faa’fidiisa ayaa ah
mid lama huraan ah si uu mujtamacu uga qaato aragti guud. Inta aanan u guda
gelin waxa uu yahay
cudurka kuleeraha ayaan waxaan
door bidnay inaan kala saarno farqiga u
dhexeeya cudurka koleeraha iyo cudurka
daacuunka oo ay dad badani isku qaldaan. Soomaalida ayaa in badan ku
magacawda koleeraha daacuun
calooleed. Balse marka loo noqdo
cilmiga sayniska koleeraha iy daacunka
ayaa ah laba cudur oo kala duwan oo ay
sababaan laba nooc oo bakteeriyada ka mid ahi. Cudurka daacuunka ( plague)
waxaa keenta bakteeriyada loo yaqaan
(Yersinia pestis). Cudurkan ayaa ah mid
dilaa ah kana khatarsan koleeraha in
badan calaamadaha uu cudurka
daacuunka leeyahay ayaa waxaa kamid ah.
1: nabara waaweyn oo maqaarka kasoo
yaaca
2: iyo qanjirada difaaca oo barara
(bubonic plague).
3: Dhiiga oo sumoobba (Septicenic plague)
4: inta badanna sababa dhimasha
deg deg ah.
5: Sambabada oo dhiiga
(pneumonic plague) .
Hadii aan u soo noqono cudurka koleeraha ama daacuun calooleed ba
dheh waa sida
ay soomaalidu u taqaanee ayaa
waxaa keenta bakteeriyada looyaqaan
Vibrio cholerae . inta badan cudurkan
waxa uu ka dhashaa cabitaan lacabey biyo wasakheysan ama cunid
lacuney cunto aan si wanaagsan loo
bisleyn amaba wasakheysan. Jeermiska
ama bakteeriyada cudurkan keenta
ayaa ah mid u nugloon aasiidhka iyo
gaasaska ay caloosha aadamuhu soodayso hadiise xaddiga bakteeriyadan
ah ee biyaha ama cuntada uu qofku
cuney ama cabey lasocotay ay ahayd mid
badan waxaa dhacda inay qaybka mid ah
bakteeriya dani ka talaabto
aasidhyada ay calooshu soo daayso una talaabto dhinaca xiidmaha oo isagu inta
badan leh aasidh aan badnayn waxna u
gaysan karin kororka iyo taranka
bakteeriyadan. Sikasta ba xaaladu ha
ahaatee mar hadii bakteeriyada Vibrio
cholerae ku guuley sato inay si fiican ugu taranto xiidmaha aadanaha wexey
bilowdaa inay soo dayso sunta loo
yaqaan sunta koleeraha. Suntan oo
sababta iney unugyada jirka gaar ahaan
kuwa xiidmuhu ay soo daayaan
dheecaano iyo macdanno aasaasi u ah nolosha unugyada jirka, suntani wexey
kaloo jirka ka hor istaag taa nafaqooyin
kii, biyihii, iyo macdanadii uu jirku ka
nuugi jiray ama ka qaadan jiray
xiidmaha. Sidaas darteed
ayaa waxaa dhacda inay macdano iyo biya badani ay jirka uga lumaan
shuban ahaan iyo matag ahaan. Mar
hadii uu bukuhu gaaro heerkan oo kale
uusanna helin daaweyntii ku habooneyd
waxaa dhacda inuu bukuhu u dhinto
nafaqo iyo macdan la’aan (fuqbax) Calaamadaha uu leeyahay cudurka
koleerahu Calaamadaha bukaha
cudurkani ku dhaco
lagu arko ayaa waxaa kamid ah
1: Shuban biyo ah oo badan, aan lahayn
wax midab ah watana dhibca dhibca axalo ah (Flecks of mucus) inta badana u
eg bariis lakariyay biyihiisa
2: Matag (Vomating)
3: Kaadi la’aan (Unuria)
4: Dhiiga oo hoos u dhaca ( hypotension)
Siyaabaha looga hortigi karo cudurka koleeraha
1: In la cabo biyo Nadiif ah In uu qofku
cabo biyo Nadiif ah oo aan laheyn
wax jeermis ah waa mid ka mid
ah qaabab ka ugu muhiim san ee
cudurkan looga hortigo karo, biyo nadiif ah oo jeermis laheyn waxaa lagu heli
karaa iyada oo la raaco qodobadan
a) Biyaha oo lagu daro maadada
koloriinta maadadani waxay biyaha ka
dishaa jeermiska, waxaana lama
huraan ah in biyaha lagu daro xaddi go an oo dhex dhexaad waayo hadii xaddi
badan oo maadadan ah biyaha lagu daro
waxaa dhici karta in ay
caafimaadka qofka wax u dhinto,
hadaba xadiga ugu haboon ayaa ah 2mg
(miligram)litirkiiba. biyaha baraagaha ( berkadaha).
b) Biyaha oo la kar kariyo
C) Nadaafada iyo faya dhowrka deegaan
ka oo la ilaaliyo.
D) Isticmaal ka cunto Nadiif ah oo si
fiican loo bisleyay cuntada ayaa ah waxyaabaha ugu badan ee ka
qeyb qaata faafida cudurkan, marka in
uu qofku cuno cunto kulul amaba uu dib
u kululeeyo hadii ay qabowdahay
ayaa ah arin lama huraan ah si looga
hortago faafida cudurkan, weelasha iyo qalabka wax lagu karsado oo si
wanaagsan loo dhaqo..
f) Gacmaha oo lagu
dhaqdo saabuun markasta oo aad
suuliga gasho ama ay gacma haagu
taabtaan wax saxaro ah. DAAWEYNTA IYOXANAANEYTA BUKAHA
CUDURKA KOLEERAHA.
dhibanaha uu cudurkani kuu dhacaa
waxa uu u baahan yahay in la la
gaaro daaweyn deg-deg ah, daaweynta
ugu haboona waa 1: Fuuq celin fuuq celin waa bukaha oo si
deg deg loo siiyo cabitaano cusbo iyo
sonkor isugu jira (oral rehydration
salts (ORS)) ama lagu xiro faleebooyin
cusbo iyo sonkor isku jir ah si loogu soo
celiyo macadanadii iyo cusbooyinkii kaga lumay shubanka iyo mataga.
2: Quudinta bukaha sadex ilaa afar
saacadood fuuq celinta ka dib waa I n
bukaha la siiyaa cuntooyinka fud- fudud ,
hadii uu bukuhu yahay ilma yar oo
naaska nuugayey waa in naaska la siiyaa .
3: Qaadashada antibaayootiga (antibiotic
treatment)
qaadashada antibaayootigu waxay
hoos u dhigtaa xadiga iyo muddada uu
shubanku socon lahaa , inta badana waxaa haboon in bukaha la siiyo
antibiyootiga seddex ilaa afar
saacadood fuuq celinta ka dib oo ah
marka uu matagu istaago, antibiyootiga
ugu haboon ee ay haboon tahay in la
siiyaa bukaha cudurka koleeraha qabaa hadii uu yahay qof weyn waa
DOXYCYCLINE waxaana ku filan hal kuuro
oo keliya,
hadiise uu yahay ilmo yar waxaa haboon
in la siiyo TRIMETHOPRIM-
SULFAMETHOXAZOLE daawadan oo inta badan u diyaarsan kiniini ahaan
ama dareere ahaan oo loo gu tala galay
caruurta. Si kastaba xaalku ha
ahaadee cudurka koleeraha faafidiisa
waxaa ugu haboon oo lagu xamakameyn
karaa waa wacyi gelin mujtamaca lagu wacyi geliyo in ay
dhawraan Nadaafada iyo faya dhorka
deegaanka, caruurtana laguna tababaro
in aysan cunin cunto
feydan oo suuq yada taala,
sida cuntooyin ka lagu iibiyo iskoolada iridahooda hadii aysan aheyn
mid nadiif ah oo daboolan, arinta labaad
ee xusida mudan meela badan oo
soomaaliya ka mid ah aan ku aragnay
waa ceelasha biyaha laga cabo ama
berkadaha biya lagu shubto oo laga ag qodo ama laga ag dhiso
boosa neerooyinka (bulaacadaha) ayaa
ah mid iyana qatarteeda leh waayo
siimowga (diffusion) bulaacadaha
iyo biyaha la cabaa waxa ay keeni
karaan in jeermis badani ku dhasho biyihii la cabi lahaa (contamination) kaas
oo sababa
cuduro badan oo khatar ah.
Sidaasi awgeed dhibaatooyinka cudurka
koleeraha ayaa ah mid aad ugu badan
dalkeena soomaaliya sidaa awgeed waxaan ugu tala galney dadkeena
somalia jooga iney si guud iyo si gaaraba
uga faa iideystaan maadaama haatan
lagu jiro xilliyadii roobabka dalka ka da i
jireen oo ah xilliyada ugu badan ee
cudurkaani ka dillaaco dalkeena. Sidoo kale asxaabta iyaguna jooga dalka
dibadiisa ayaguna waxey u tahay faa iido
iney wax ka ogaadaan cudurkaan dilaaga
ah. Haddaba haddii aad leedahay
xanuuno ama ay kula darsaan xaalado
caafimaad xumo ama ay heysato dhibaato caafimaad qof ka mida
ehelkaada asxaabtaada la soo xiriir
dhaqaatiirta ka howl gasha website kan
dhaqaatiirta ayaa kaa caawin doonta
inshaa allaah dhamaan xaaladaha
caafimaad xumo ee ku la soo darista na la soo xiriirsi aan kuu caawinno inshaa
allaah mahad sanidiin.