Marka aad cudur sanbab qabtid,
kiishashka hawada ee sanbabada ayaa
waxaa ka buuxsama jeermis ama xab.
Cudurka sanbabka waxaa keena
bakteeriyo, fayras ama kiimiko. Badanaa
qofna qof kale uma gudbiyo. Calaamadaha cudurka sanbabka
(Pneumonia) • U neefsashada si ka dhakhsa badan
sida caadiga ah ama dhibaato
neefsashada qofka kaga timaadda
• Laab xanuun marka la neefsanayo ama
la qufacayo
• Qufac xab leh oo laga yaabo inuu yahay jaalle, cagaar ama midab daxal/mirir
• Qandho
• Qar-qaryo ama gariirid
• Dhididid
• Faruuryaha ama ciddyaha oo buluug
noqda (cyanosis)
Talooyinka la gudboon qofka xanuunkan qaba.
• Wixii xab ah ee aad soo qufacdo Ha liqin.
• Badanaaba naso.
• Cab 8 koob ama ka badan oo
cabitaanno ah maalin walba.
• Cunto caafimaad leh cun. • Sigaar ha cabin.
Hadii aad isku aragto xaalad deg deg ah sida haddii: • Ay dhibaato kaaga timaaddo
neefsashada
• Aad isku aragto qandho ama
qandhadaadu ay jireyso wax ka badan
1-2 maalmood
• Aad isku aragto jahawareer • Aad isku aragto feero xanuun kugu soo
kordhaya
• Aad isku aragto lalabbo ama matagid
Iyo dhamaan ba xanuunkan oof wareen ka ah wax ka mida calaamadihiisa si deg deg ah noola soo xiriir si aan kuu caawino.
Daawada xanuun kan waxaa la qaataa muddo 20 beri ah inshaa allaah waxaan kuu heynaa daawo la hubo wax tarkeeda dhibaata na laheyn.
kala soo xariir dhaqaatiirta ka howl gasha webkaan daawooyin wax tarkooda la hubo talo iyo tusaale caafimaad amaano iyo adeeg nadiif ah mahad sanidiin.