Cudurka baaba siirka waa cudur aad uga dhex jira bulshadena. Cudurkani waa cudur si fudud ku faafa islama markaana dhibaatoyin badan ku keena dadka uu haleelo. Cudurkani wuxuu sababi karaa xanuuno badan wuxuna awood u leyahay inuu burburiyo difaaca jirka. Cudurkana waa cudur muddo gaaban wada saameyn kara jirka qofka uu haleelo oo dhan. Sababta ayaa ah in cudurkani dago marka hore ba xubnaha aasaaska u ah banii aadamka. Sida xubnaha taranka dheef shiidka nervious system ka iyo waliba isago marka dambena saameeya neef mareenka. Sidoo kale wuxuu cudurkani saameeyaa kilyaha iyo kaadi mareenka. Calaamadaha lagu garto cudurkaan ayaa ah sida tan.
1. Daal fara badan
2.madax xanuun
3.caajis fara badan
4.dhabar xanuun
5.gaas joogta ah
6.infection
7.aragtida indhaha oo yaraato.
8. Wareer
9.dhalmada oo hakad ku yimaado dumar iyo ragba respectively.
10.caado wareer dumarka
11.tabar yarida raganimada.
12. Xanuun kaa haleela dhinac ama bar bar dhan oo is wata. Sida lug sinta wad ilaa madaxa la gaaro.
13.Muruq aan bixin oo joogta ah.
Marka xanuunkan waa xanuunka ugu sameynta badan xanuunada gurguurta ee qofka la socon kara muddo dheer. Daaweyn la hubo wax tarkeeda ayaa jirta oo cudurkani lagu daaweeyo inshaa allaah caafimaad deg deg ahna aad ka heli doonto. La soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website ka daawada hadii aad dareento xanuun kan si wax badan lagaga caawiyo.